Home / 2016 / April (page 3)

Monthly Archives: April 2016

Dhageyso: Warbixin aan uga hadleyno Salaadda

Warbixintan waxaan ku soo qaadanay Barnaamijka Hiigsiga Himilo oo si maallinle ah uga baxa Idaacadda Himilo. Waxaan uga hadli doonaa Salaadda iyo qiimiga ay ku fadhiso. Waxaa soo jeedinaya Maxamed Qadar Cabdi.

Read More »

Dhageyso: Barnaamijka Sahanka Siyaasadda

Barnaamijka Sahanka Siyaasadda waa toddobaadle aad ka maqashaan Idaacadda Himilo, toddobaadkan waxa aan kaga hadli doonaa nidaamka keligii taliska, waxaan midmid isku dul taagi doonaa asal ahaan halka uu salka ku hayo, haddii la ogyahay xilligii uu soo ifbaxay, astaamaha ...

Read More »

10 cayaaryahan oo PSG metelayay oo ku guuleystay Coupe de la Ligue goortii saddexaad oo xiriir ah

Kooxda kubadda cagta Paris Saint-Germain ayaa ku xaqiiqsatay hanashada Couoe de la Ligue goortii saddexaad oo xiriir ah markii 2-1 ay ugu awood sheegatay kooxda Lille oo ay ku wada dheeleen Stade de France. Lille ayaa u muuqatay inay farxad ...

Read More »

Barcelona iyo kooxaha caasimadda Madrid ka dhisan oo guulo wada gaaray

Loolanka loogu jiro hanashada horyaalka La Liga ayaa ah waxa indhuhu ay ka dhursugayaan, waa horyaalka keliya oo u muuqda inaanay jirin koox loo saadaalin karo, misna saddex kamid ah kooxaha dunida ugu wanaagsan ayaa ku loolamaya hanashadiisa xilli saddex ...

Read More »

Manchester United oo guul ay dhib u martay ka gaartay Everton

Anthony Martial gool uu waqti danbe dhaliyay ayaa ka saaciday Manchester United inay iska xaadiriso kama dambeynta koobka Ingiriiska ugu faca weyn ee FA Cup. Manchester United ayaa 2-1 uga talaabsatay kooxda Everton oo wareega afar dhammaadka ay ku dheeleen ...

Read More »

Diego Simeone oo xaqiijiyay soo laabashada Jose Gimenez

Atletico Madrid tababaraheeda Diego Simeone ayaa carabka ku dhuftay in Jose Gimenez uu diyaar u yahay kooxda kaddib markuu kasoo kabtay dhibaato dhaawac oo u diiday inuu garoomada lug soo geliyo tan iyo bartamihii bishii March. Gimenez soo laabashadiisa ayaana ...

Read More »

Rooney oo loo magacaabay ninka ugu qanisan bahda cayaaraha Britain

Kabtanka Manchester United iyo qaranka Ingiriiska Wayne Rooney ayaa loo magacaabay abaalmarinta xiddiga ugu qanisan cayaartoyda Britain sanadkan oo lagu soo daabacay liiska taajiriinta 2016 ee jariiradda Sunday Times. 30 jirkaan ayaa arkay 12kii bilood oo ugu danbeysay isagoo helay ...

Read More »

Arsenal oo ku qasbanaan doonta inay qarash bixiso si cayaartoy hor leh ay u soo iibsato

Daafacii hore ee Arsenal Martin Keown ayaa sheegtay in macallin Arsene Wenger uu ku qasbanaan doono inuu lacag qarash gareeyo dhammaadka xagaaga marka suuqa kala iibsiga dib loo furo, si uu u sii heysto xiddigaha kooxdiisa muhiim u ah ee ...

Read More »

Xulka qaranka Soomaaliya oo laga soo reebay isreeb reebka koobka 20 jirada qaramada Afrika

Wiilasha xulkeena Soomaaliya ayaa lugtii labaad ee isreeb reebka koobka qaramada Afrika ee labaatan jirada la dheelay shalayto dhigooda Itoobiya. Lugtii hore Itoobiya ayaa guul dirqi ah ku soo gaartay cayaarti lagu booqday magaaladda Adis Ababa, kulankii hore ayaana ku ...

Read More »

Dhageyso: Barnaamijka Madasha Haweenka

Barnaamijka Madasha Haweenka waa toddobaadle aad ka dhageysataan Idaacadda Himilo. Xubno muhiim ah ayaan barnaamijka ku soo qaadannaa, waxaana soo jeedineysa Fardowso Sh.Cabdiraxmaan.

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan