Home / 2016 / May (page 4)

Monthly Archives: May 2016

Dhageyso: Barnaamijka Shaqsiga Caalamka

Barnaamijka Shaqsiga Caalamka waa toddobaadle aad ka dhageysataan Idaacadda Himilo. Barnaamijka waxaan ku soo qaadanaa marba mid kamid ah hogaamiyaasha magaca reebay oo soo maray dunida, waxay isugu jiraan kuwo horey u geeriyooday iyo kuwo nool balse ka tegay dhaxal ...

Read More »

F.C Banaadir oo u awood sheegatay O.F.C

Kooxaha kubadda cagta FC Banaadir iyo O.F.C ayaa kulan ka tirsan horyaalka heerka labaad ku wada cayaaray gegada Banaadir. Qeybtii hore ee cayaarta wax gool ah la iskama dhallin iyadoo labada kooxoodba ay daafac ku kala jireen. Qeybtii labaad markii ...

Read More »

Guddiga Olombikada Soomaaliyeed oo ka warbixiyay ogaalkooda dhallinyaro been abuur dalka dibadiisa ugu anbabixi rabay

Guddiga Olombikada Soomaaliyeed ayaa carabka ku dhuftay inaanay xog ka heyn cayaartoy Soomaaliyeed oo cayaaro dalka dibaddiisa ugu anbabixi inay kulamo soo dheelaan. Waaxda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa kahor istaagtay dhallinyaro sheegtay inay yihiin cayaartoy oo ku ...

Read More »

Dhageyso: Barnaamijka Madasha Haweenka

Barnaamijka Madasha Haweenka waa toddobaadle aad ka dhageysataan Idaacadda Himilo. Xubno muhiim ah ayaan barnaamijka ku soo qaadannaa, waxaana soo jeedineysa Fardowso Sh.Cabdiraxmaan.

Read More »

Dhageyso: Barnaamijka Taariikhda Afrika

Barnaamijka Taariikhda Afrika oo aynu uga hadalno diiraddana aan ku saarno taariiikhda waddamada Afrika ku yaal, waxaan ku soo qaadannaa dal waliba halka uu dhaco juquraafi ahaan, bedkiisu inta uu la egyahay, wadamadda uu xuduudda la leeyahay, luuqadda looga hadlo iyo ...

Read More »

Gabdhaha Horseed iyo Heegan oo wada cayaari doona Finalka kubadda Koleyga

Galabta gegada Wiish Stadium ee degmada Cabdi Casiis waxaa ka dhici doona kulankii ugu danbeeyay ee horyaalka kubadda koleyga hablaha. Kooxaha ciidanka dalka ee Horseed iyo Heegan oo hablahoodu ay soo edbiyeen gabdhihii Nationlink iyo U.F.C ayaa galabta ishaya kulanka ...

Read More »

Gantaalaha Afgooye oo kiintaal goolal ah u beegay Al Beder

Kooxaha kubadda cagta Gantaalaha Afgooye iyo Al Beder ayaa kulan cayaareed xiisahiisa watay ku wada cayaaray bugcadda Banaadir. Daqiiqaddii toddobaad ee cayaartaba Gantaalaha Afgooye goolka koowaad waxaa u dhaliyay wiilka u xirta lanbarka 15aad Aadan Abuukar Hilowle. Cali C/qaadir Maxamed ...

Read More »

Dhageyso: Barnaamijka Hiddaha iyo Dhaqanka

Barnaamijka Hiddaha iyo Dhaqanka waxaan diiradda ku saarnaa dhaqanka iyo suugaanta Soomaalida si loo ilaaliyo dhaqanka iyo sooyaalka umadda Soomaaliyeed. Toddobaadkan waxaan ku eegi doonnaa toddobaad dhaqameedka Jaamacadda Simad waxaana inoo xog waramay Cabdiweli Maxamuud Faarax oo ah Kaaliyaha Guddoomiye ...

Read More »

Neymar oo qarka u saaran inuu heshiis dheeri ah u saxiixo Barcelona

Neymar Jr. ayaa lagu wadaa inuu heshiis lix sano oo dheeri ah kusii heyn doona Camp Nou qalinka ku duugo, si loogu deyriyo kooxaha xiiseynaya kabtanka qaranka Brazil. Wiilkan horaan loola xiriirinayay kooxaha Manchester United, Manchester City iyo Paris-Saint Germain ayaa iminka ...

Read More »

Dhageyso: Barnaamijka Daraasaadka Dunida

Barnaamijka Daraasaadka Dunida waa toddobaadle aad ka dhageysataan Idaacadda Himilo. Barnaamijkan waxaynu ku faaqidnaa cilmi baarisyaddii u danbeeyay oo toddobaadkan dunida meelo badan oo kamid ah laga sameeyay. Waxaa soo jeedinaya Cabdicasiis Cumar Axmed

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan