Home / 2016 / June (page 5)

Monthly Archives: June 2016

Dalxiisayaal u ugaarsaday Libaax badeed si ay sawir ula galaan

Xayawaanka Libaax badeedka waa mid kamid ah xayawaanada ugu halista badan ee badda ku jira, walow markaan uu ugaar u noqday dalxiisayaal aan dan weyn kasii laheyn laftiisa. Waayihii danbe waxaa isa soo tarayay ugaarsiga dadku ay u geystaan xoolaha ...

Read More »

Belgium oo guul taarikhi ah gaartay xilli Iceland iyo Hungary ay isku garab dhaceen

Xulka qaranka Belgium ayaa kaddib bilow liita la cayaaray kulan xiisahiisa watay xulka Ireland, cayaar ka dhacday gegada Matmut Atlantique. Qeybtii koowaad ee cayaarta barbaro goolal la’aan ah ayaa lagu kala baxay, hayeeshee daqiiqaddii saddexaad ee qeybta labaad Romelu Lukaku ayaa hogaanka ...

Read More »

Darawal baxsad ka ahaa Askarta oo gaarigii uu kaxeynayay la galay waddo dhulka hoos marta

27 jir watay gaari yar oo nooca raaxada ah ayaa loo dhigay xabsiga kaddib markii uu ku guuldareystay in gaariga uu u kaxeeyo si degenaan ah isagoo ku socdaalayay waddo weyn oo kaxeynta xawaaraha sare laga mamnuucay. Booliska ayaa gaariga u ...

Read More »

Talyaaniga oo garaacay Sweden si wareega xiga ee tartanka Euro uu isaga xaadiriyo

Xulalka Talyaaniga iyo Sweden ayaa isku farasaaray gegada Stadium Municipal cayaar ay u soo daawasho tageen 30,000 oo taageere dhexdhexaadiyana uu ka ahaa garsoore Viktor Kassai oo u dhashay dalka Hungary. Cayaarta ka dhacday magaaladda Toulouse waxay qeybtii hore kusoo idlaatay barbaro ...

Read More »

Dhageyso: Beegsiga roobka iyo dhibaatooyinka u dheer barakacayaasha Badbaado + Sawirro

Badbaado, waa magaca xero barakacayaal oo ku taalla degmada Dharkenley ee gobolka Banaadir. Aasaaska xerada waxaa ku lug laheyd dowladdii hore ee Soomaaliya kaddib abaarihii ku dhuftay goboladda dhaca bartamaha iyo koonfurta Soomaaliya sanadkii 2011. Xerada ayaa iminka hoy u ...

Read More »

Ingiriiska oo waqtigii dheeriga kala dhantaalay Wales

Xulka qaranka Ingiriiska ayaa kulan xiiso gaar ah xanbaarsan bugcadda Stade Bollaert-Delelis kula cayaaray xulka ay xifiltamaan ee Wales, kulan ay u soo xaadireen 35,000 oo taageere. Gareth Bale ayaa gool dhallinta bilaabay isagoo daqiiqaddii 42aad hogaanka u dhiibay Wales oo ...

Read More »

Joogteynta cabidda Kofeega oo kahor tagta noocyo kamid ah Kansarka

Sida ay baahisay hey’adda QM u qaabilsan caafimaadka ee magaceeda loo soo gaabiyo WHO u cabista Kofeega si joogto ah ayaa kahor tagta Kansarka ku dhaca beerka iyo kan beegsada uur ku jirta. IARC oo WHO u qaabilsan baaridda Kansarka ...

Read More »

Nepal: 68 jir ku laabtay barashada cilmiga si uu u dhameeyo dugsiga sare

Durga Kami waa 68 jir u dhashay dalka Nepal, wuxuuna ina tusiyay in barashada cilmiga ay tahay arrin qof walba u furan oo aan da’ gooni ah iyo jinsi toona ku xirneyn. Wuxuu iminka ku laabtay dugsiga sare si uu ...

Read More »

Slovakia oo feenatay xulka jamaahiirtooda laga yaaban yahay ee Russia

Xulka qaranka Slovakia ayaa guul muhiim ah ka gaaray dhigooda Russia oo ay ku wada jiraan Group B. Cayaarta oo ka dhacday gegada Stade Pierre-Mauroy waxaa u soo daawasho tegay 38,989 taageere waxaana dhexdhexaadiye ka ahaa garsoore Damir Skomina oo u dhashay dalka ...

Read More »

Kulamada furitaanka horyaalka Ingiriiska ee xagaaga soo aadan oo la baahiyay

Premier League kooxda hanatay ee Leicester City ayaa kulankeeda u horeeya ee horyaalka xilli cayaareedka soo aadan ku beegan kooxda heerka hoose kasoo dalacday ee Hull City. Dawacooyinka ayaa 10 dhibcood oo nadiif ah ku xaqiijiyay hanashada horyaalka xagaagii tegay, ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan