Home / 2016 / August (page 4)

Monthly Archives: August 2016

Dhageyso:-Warbixin Ku Saabsan Dhalaanka Soomaaliyeed Ee Agoonta Noloshooda..

Waa Warbixin aan kusoo qaadanay Barnaamijka Hiigsiga Himilo oo si maallinle ah uga baxa Idaacadda Himilo 102.5MHZ. Waxaa soo jeedinaya Maxamed Qadar Cabdi. Halkan Hoose Ka Dhageyso:-

Read More »

Dhageyso:- Barnaamijka Hidaha Iyo Dhaqanka Ee Idaacadda Himilo.

Barnaamijka Hiddaha iyo Dhaqanka waxaan diiradda ku saarnaa dhaqanka iyo suugaanta Soomaalida si loo ilaaliyo dhaqanka iyo sooyaalka umadda Soomaaliyeed. Toddobaadkan waxaa barnaamika marti noogu ah Prof Maxamed Cumar Dalxa oo ah suugaan yaqaan daneeya dhaqanka Soomaalida  Iyo Cabdullaahi Cartan ...

Read More »

Leicester City oo cabsi ka qaaday hadalii Riyad Mahrez 

Garabka xulka qaranka Algeria Riyad Mahrez ayaa shaaca ka qaaday in laba ama sadex kooxood kaliya ay ku qasbi karaan inuu ka huleelo kooxda Leicester City. 25-jirkaan heerka caalami ayaa ahaa mid kamid ah dadka ugu hadal heynta badan suuqa ...

Read More »

Liverpool oo laga yaabo in ay wayso Sadio Mane kulanka Sabtida

Saxiixa cusub ee Liverpool Sadio Mane ayaa shaki weyn la galinayaa inuu qeyb ka noqdo kulanka ay Sabtida kooxdiisa u safreyso Burnley kadib markii dhaawac dhanka garabka ah uu kasoo gaaray tababarkii shalay. Mane ayaa ku dhaawacmay isku dhac isagoo ...

Read More »

Caqabad kale oo soo wajahday macalin Wengar,  xili la soo sheegay in Aaron Ramsey Oo Muddo Bil ah Garoomada Ka Maqnaan Doona.

Arsene Wenger ayaa weyn doona xiddiga muhiimka ah Aaron Ramsey oo dhawac muddo bil ah kku maqnaan kara, Xiddiga reer Welsh ayaa la filayaa inuu ka maqnaado kooxdiisa kadib markii dhawac canqowga ah uu kasoo gaaray kulankii guuldarrada 4-3 kooxdiisa ...

Read More »

Martin Odegaard Oo looga gacan haatinaayo England

Inkastoo aan la shaacin qiimaha ay ku dooneyso, iyo hadii ay amaah ku dooneyso intaba, kooxda LIverpool ayaa lagu soo waramayaa in ay dooneyso xidiga Real Madrid Martin Odegaard. Xiddiga dhallinyarada ah ee sida weyn loogu qiimeeyo ka ciyaarista qadka ...

Read More »

Arsenal Oo Juventus Xidig ka dooneysa.

Kooxd Londonka dhisan ee Arsenal ayaa dooneysa burburiyaha reer France iyo kooxda Juventus Mario Lemina. Jariiradda talyaaniga kasoo baxda ee Calciomercato ayaa ku warameysa in Watford ay qiimo dhan 20 Malyan Oo Pound miiska u saartay Juventus, halka Gunners lagu ...

Read More »

Akhriso Talooyin Kaa Saacidi Kara Inaad Nolosha Ka Guul Gaarto.

Da’ kasta ahaw,Jinsiyadaad doonto u dhalo ama lahaw xirfadd kuu gaar ah waxaad doonto samee, dhamaanteen waxaan wadaagnaa waxyaabo guud sida rabidda inaad guuleysato. Qof kasta waxa uu dagsadaa isla markaana uu tiigsadaa Hadafyo kala duwan, si kastaba qeexida Guusha ...

Read More »

Dhageyso: Barnaamijka Howl iyo Himilo Ee Idaacadda Himilo.

Barnaamijka Howl iyo Himilo waa toddobaadle aad laba goor ka dhageysataan idaacadda Himilo. Waxaynu uga hadalnaa oo aalaa diiradda aynu ku saarnaa mid kamid ah adeegyada bulshada loo hayo, inagoo hadba dhinac ka bidhaamina. Barnaamijkan toddobaadkan, waxaana marti inoogu ah ...

Read More »

Dhageyso: Barnaamijka Shaqsiga Caalamka Ee Idaacadda Himilo.

Barnaamijka Shaqsiga Caalamka waa toddobaadle aad ka dhageysataan Idaacadda Himilo. Barnaamijka waxaan ku soo qaadanaa marba mid kamid ah hogaamiyaasha magaca reebay oo soo maray dunida, waxay isugu jiraan kuwo horey u geeriyooday iyo kuwo nool balse ka tegay dhaxal ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan