Home / 2016 / September

Monthly Archives: September 2016

Dhageyso:- Barnaamijka Daraasaadka Dunida Ee Idaacadda Himilo.

Barnaamijka Daraasaadka Dunida waa toddobaadle aad ka dhageysataan Idaacadda Himilo. Barnaamijkan waxaynu ku faaqidnaa cilmi baarisyadii u danbeeyay oo toddobaadkan dunida meelo badan oo kamid ah laga sameeyay. Waxaa soo jeedinaya Cabdicasiis Cumar Axmed. Halkan Hoose Ka Dhageyso:-

Read More »

Kooxda Celtic Oo Loo Ganaaxay Taageerayaashooda Oo Lulay Calanka Falastiin.

Ururka Midowga Kubaddda Cagta Yurub ee  UEFA ayaa waxa uu lacag dhan £10,000 ku ganaaxay Naadiga Celtic ka dib markii taageerayaashooda ay ruxeen calanka Falastiin intii ay socotay ciyaartooda Champions League oo ay la yeesheen naadiga Israa’iil ee .Hapoel Beer-Sheva. ...

Read More »

Yaa Ka Dhex Muuqda Ama Ka Maqan Shaxda Labada Naadi Ee Arsenal Iyo Basel.

Waxaa Caawa ciyaar xiiso badan lagu wadaa iney dhax marto Kooxaha Arsenal iyo Basel waxa naadi ayaa waxa ay ku jiraan diyaar garow adag. Granit Xhaka  waxa uu khadka dhexe uga dheelin doonaa naadiga Arsenal waxa uuna ka hor tagi ...

Read More »

Borussia Moenchengladbach iyo Bacrelona Oo Ciyaar Ku Balansan.

Kooxda Borussia Moenchengladbach ee dalka Germany ayaa soo dhaweyneysa kooxda Shanta jeer ku guuleysatay koobka Horyaalada Yurub ee Barcelon. Thorgan Hazard ayaa laga yaabaa inuu kusoo laabto safka hore waxaana weerarka ku wehlin doona Andre Hahn haddii uusan Raffael si ...

Read More »

Barnaamijka Tusmada Tiknoolojiyadda Ee Idaacadda Himilo.

Barnaamijka Tusmada Tiknolojiyadda waa toddobaadle aad ka dhageysataan Idaacadda Himilo. Waxaynu Barnaamijka ku soo qaadanaa xubno iyo qoddobo la xiriira tiknoolojiyadda iyo heerarka ay taagan tahay. Mahad Maxamed Cali ayaa soo jeedinaya. Halkan Hoose Ka Dhageyso:-  

Read More »

Jurgen Klopp Oo Ciyaaryahan Roberto Firmino La Damacsan Boos Cusub.

Tababaraha kooxda Liverpool Jurgen Klopp ayaa waxa uu Sheegay in uu damacsan yahay  in Roberto uu ka ciyaarsiiyo Khadka Dhexe ee kooxda. Waxa uu sheegay Klopp in ciyaaryahankan reer Brazil ee 24 jir ah in uu soo bandhigay xilli ciyaareedkii ...

Read More »

Antonio Conte”Ma Hurdin Labo Habeen,”.

Tababaraha  Kooxda Chelsea  Antonio Conte , ayaa waxa uu sheegay in kooxdiisa  hab ciyaareedkeeda la wanaajin doono. Antonio Conte ayaa waxa uu warkan ka soo yeeray ka dib guuldaradii  Arsenal ay huwisay Axadii 24 Bishan 2016. “Waxaa nagu waajib ah ...

Read More »

Dhageyso: Barnaamijka Sahanka Siyaasadda Ee Idaacadda Himilo.

Barnaamijka Sahanka Siyaasadda waa toddobaadle aad ka maqashaan Idaacadda Himilo, toddobaadkan waxa aan kaga hadli doonaa Xiriirka Ka Dhaxeeya Siyaasadda iyo Dhaqaalaha. Waxaa marti noogu ah Maxamed Cabdulaahi Diiriye, oo darajada Labaad ka diyaariya cilmiga Dhaqaalaha. Shaafici Ibraahim Cabdi ayaa soo jeedinaya. Halkan ...

Read More »

Dhageyso: Barnaamijka Howl iyo Himilo Ee Idaacadda Himilo.

Barnaamijka Howl iyo Himilo waa toddobaadle aad laba goor ka dhageysataan idaacadda Himilo. Waxaynu uga hadalnaa oo alaa diiradda aynu ku saarnaa mid kamid ah adeegyada bulshada loo hayo, inagoo hadba dhinac ka bidhaamina. Barnaamijkan toddobaadkan waxaynu ku soo qaadan ...

Read More »

Ganacsiga Yar yar Iyo Sida Lagu Hormariyo.

Milkiilayaasha Ganacsiga yar yar  waxaa wajaha caqabado ballaaran oo ah dhanka maamulka heerarka daymaha lagu yeesho ama ay galaan. Sababtoo ah badanaa ma helaan lacag Cadaan ah oo ay uga hor tagaan waxyaabaha la soo gudboonaada adeegooda ama wax soo ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan