Home / Idaacadda Himilo / Dhageyso: Barnaamijka Howl iyo Himilo Ee Idaacadda Himilo.

Dhageyso: Barnaamijka Howl iyo Himilo Ee Idaacadda Himilo.

Barnaamijka Howl iyo Himilo waa toddobaadle aad laba goor ka dhageysataan idaacadda Himilo.

Waxaynu uga hadalnaa oo alaa diiradda aynu ku saarnaa mid kamid ah adeegyada bulshada loo hayo, inagoo hadba dhinac ka bidhaamina.

Barnaamijkan toddobaadkan waxaynu ku soo qaadan doonaa Hal Abuur Ganacsi Oo Muqdisho Laga Hirgaliyey markii ugu horeysay, waxaana barnaamijka marti noogu ah Axmed Caydiid Milkiilaha Rigaalo.

Axmed Daahir Cumar ayaa soo jeedinaya.

Halkan Hoose Ka Daawo Barnaamijka:

About radio himilo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*