Home / Xulka cayaaraha / Kooxda Celtic Oo Loo Ganaaxay Taageerayaashooda Oo Lulay Calanka Falastiin.

Kooxda Celtic Oo Loo Ganaaxay Taageerayaashooda Oo Lulay Calanka Falastiin.

Ururka Midowga Kubaddda Cagta Yurub ee  UEFA ayaa waxa uu lacag dhan £10,000 ku ganaaxay Naadiga Celtic ka dib markii taageerayaashooda ay ruxeen calanka Falastiin intii ay socotay ciyaartooda Champions League oo ay la yeesheen naadiga Israa’iil ee .Hapoel Beer-Sheva.

celtic-fans-palestine-flags_egrilgruha4f1f164t16kpqgr

http://radiohimilo.so

Qeyb ka mid taageerayaasha ayaa ka hor ciyaarta inta  aysan bilaaban lulay calanka falastiin, Ururka UEFA ayaa canbaareeyay falkaas kuna  tilmaamay sharci darro ay ku kaceen taageerayaasha  sidaa daraadeed waxaa lagu soo rogay kooxda Ganaax lacageed.

Waa markii sagaalaad ee sanadahii la soo dhaafay  Celtic ciqaab ay saaraan maamulka kubadda Cagta Yurub Kooxdaas.

Naadiga Celtic ayaa waxa ay bar baro la gashay kooxda Manchester City ciyaartii dhex martay 28 bishan September 2016 ciyaartaas oo ku dhamaatay 3-3.

About radio himilo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*