Home / 2016 / November

Monthly Archives: November 2016

Imisa Jeer Ayay Ku Guulaysteen Kubbadda Dahabka Xidigaha Barcelona iyo Real Madrid Taariikhda:

Magaalada Barcelona ayaa lageeyay abaal marintaan in kabadan inta la geeyay casimadda Spain ee Madrid. Labadaan kooxood ee Real Madrid iyo Barcelona ayaa ah labo kooxood oo caan ku ah abaal marintaan  ayaga ayaa si xariir ah u   hantinayay tan ...

Read More »

Dhageyso:- Barnaamijka Hiddaha Iyo Dhaqanka.

Barnaamijka Hiddaha iyo Dhaqanka waxaan diiradda ku saarnaa dhaqanka iyo suugaanta Soomaalida si loo ilaaliyo dhaqanka iyo sooyaalka umadda Soomaaliyeed. Todobaadkan waxaan barnaamijka  idinku haynaa qeybtii labaad wareysi aan la yeelanay Abwaan Xasan Xaaji Maxamed Guulwade oo soogaanta soomaalida muddo ku jiray. ...

Read More »

Sky Sports Oo Daabacday Magacyada Xidigaha U Tartamaya Laacibka Bisha Ee Horyaalka Engliska.

Mareegta caan ka ah ee Sky Sports ayaa daabacday magacyada xidigaha u sharaxan abaalmarinta xidiga bisha horyaalka ingiriiska Ee PFA Player Of The Month  bishaan dhamaadka ah ee November 2016. Abaal marintaan ayaa labixiyaa bil waliba iyada oo ay ku ...

Read More »

Caruurta ay dhaleen hooyooyinka shaqeeya oo daraasad ay muujisay in ay uga fiican yihiin caruurta hooyooyinka kale dhinacyo badan.

Daraasad ay si wadajir ah u sameeyeen jaamacadaha Oxford iyo London School of Economics ayaa daaha ka qaaday in caruurta waalidiintooda ay shaqeeyaan  labadoodaba ay meelo badan uga fiican yihiin caruurta kale ee waalidkooda aysan shaqeyn gaar ahaan hooyada . ...

Read More »

Barnaamijka Tusmada Tiknoolojiyadda.

Barnaamijka Tusmada Tiknolojiyadda waa toddobaadle aad ka dhageysataan Idaacadda Himilo. Waxaynu Barnaamijka ku soo qaadanaa xubno iyo qoddobo la xiriira tiknoolojiyadda iyo heerarka ay taagan tahay. Mahad Maxamed Cali ayaa soo jeedinaya. Halkan Hoose Ka Dhageyso:-

Read More »

Ramires Oo Gaashaanka U Daruuray Wararka Sheegaya In uu Lacag Daraadeed Kaga Soo Tagay Chelsea.

Laacibkii khadka dhexe ee Chelsea Ramires ayaa daaha ka rogay sababta dhabta ah ee keentay inuu ka tago naadigiisii Chelsea waxana uu caddeeyay inaanu kooxdaas uga tegein sababo dhaqaale la xariirta. Xiddigan oo lahadlayay  Goal.com ayaa bixiyay waraysi dhinacyo badan ...

Read More »

Toni Kroos Miyuu ku Biiri Doona Barcelona ?

Xiddiga khadka dhexe u maareeya  Kooxda Real Madrid Toni Kroos ayaa ka dhawaajiyay in uusan waayahiisa ciyaareed u weecin doonin kooxda Barcelona oo ay aad u xifaal tamaan kooxdiisa Real Madrid walibana uusan qiyaami doonin  taageerayaasha kooxda Real Madrid. Waxaa jira ...

Read More »

Dhageyso: Barnaamijka Sahanka Siyaasadda.

Barnaamijka Sahanka Siyaasadda waa toddobaadle aad ka maqashaan Idaacadda Himilo, toddobaadkan Waxaa marti noogu ah Dr Cabdiraxmaan Macalin Cabdulaahi Baadiyow. Ismaaciil Maxamed Samatar ayaa soo jeedinaya. Halkan Hoose Ka Dhageyso Barnaamijka:- 

Read More »

Eva Carneiro oo Sheegtay In dil Iyo Kufsi Loogu Hanjabay Kadib Markii Ay Ka Tagtay Shaqadii taqtarnimda ee Kooxda Chelsea.

Taqtaraddii hore ee kooxda  Chelsea ayaa markii ay ka tagtay naadigeedii chelsea  waxa ay la kulmaysay  falal hanjabaad ah sida kufsi iyo dil. Telegraph ayaa warinaysa in gabadhaan ay soo wajahday caqabad ku saabsan dhanka amaankeeda kadib ka tagitaankii chelsea,  ...

Read More »

Jalaatada oo lala xariiriyay koriimada maskaxda.

Daraasad uu sameeyay baare u dhashay dalka Jabaan ayaa ka farxisay dadka jecel Jalaatada ee aad u daneeya sida wargeyska DailyMail uu qoray. Yoshihikow Koja, waa baare u dhashay  dalka Jabaan, baaritaan uu sameeyay ayaa tilmaamay in Jalaatada oo lagu ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan