Home / 2016 / November (page 4)

Monthly Archives: November 2016

Walaalo wada dhashay oo ku guuleystay tartan ku saaabsanaa sida qabriyadda loo qodo.

Dalka Slovakia waxaa lagu qabtay todobaadkan tartan layaab xambaarsanaa oo ku saabsanaa sida qabriyadda loo qodo iyo qabrigii ugu quruxda badnaa oo kaalin lagu bixinayay. Tartankan waxaa ka qeyb galay 11 kooxood, waxaana lagu qabtay galbeedka Slovakia halkaasi oo ay ...

Read More »

Jose Mourinho Oo Doonaya Ciyaaryahanka Qad Dhexe uga Ciyaara Barcelona ee ivan Rakitic Si Uu Ugu Xoojiyo Qadkiisa Dhexe.

Jose mourinho ayaa markaan doonaya in uu dib u habayn xoog leh ku sameeyo kooxdiisa Man United, waxa uuna dalbaday in loo soo xera galiyo madaalaha qadka dhexe ee reer Croatia Ivan rakitic Kooxda Barcelona ayaa wali usoo bandhigin wax ...

Read More »

Shabakadda caalamiga ah ee Goal.net oo ciyaartooy iyo macalimiin caan ah usaartay timaha Donald Trump hadaba waa sidee muuqaalka ciyaartooyda iyo macalimiinta.

Maanta ayey aheyd markii lagu dhawaaqay in uu si rasmi ah ugu guulaystay Donald Trump jagada madaxwaynanimo ee dalka maraykanka isaga oo ka adkaaday musharaxii xisbiga dimuquraadiga ee Hillary Clinton. Doorashada dalka maraykanku ma’aysan ahayn kaliya mid ku eg carriga ...

Read More »

Barnaamijka Hiddaha Iyo Dhaqanka.

Barnaamijka Hiddaha iyo Dhaqanka waxaan diiradda ku saarnaa dhaqanka iyo suugaanta Soomaalida si loo ilaaliyo dhaqanka iyo sooyaalka umadda Soomaaliyeed. Todobaadkan waxaan barnaamijka  ku wareysanay Prof Ciise Maxamed Siyaad oo Cilmiga Afafka Aqoon u leh. Weriye Axmed Haadi ayaa barnaamijka Soo Jeedinaya. Halkan Hoose ...

Read More »

Kooxda Barcelona oo doonaysa in ay racfaan ka qaadato kaarkii jaalaha ahaa ee Lionel messi La Siiyay Ciyaartii Sevilla Ee Todobaadkaan.

Lionel messi ayaa qaatay kaarka jaalaha ah kadib markii uu isku dayay in uu waqtiga dayaco ciyaartii savilia, balse xiddiga reer Argentin ayaa ku marmarsiyooday  inuu doonayay in uu dib u gashdo kab ka siibatay markii uu qalad ku galay ...

Read More »

Barnaamijka Tusmada Tiknoolojiyadda

Barnaamijka Tusmada Tiknolojiyadda waa toddobaadle aad ka dhageysataan Idaacadda Himilo. Waxaynu Barnaamijka ku soo qaadanaa xubno iyo qoddobo la xiriira tiknoolojiyadda iyo heerarka ay taagan tahay. Mahad Maxamed Cali ayaa soo jeedinaya. Halkan Hoose Ka Dhageyso:-  

Read More »

Toyota Oo u dabaal dagtay gaarigeeda caan baxay ee Carolla.

Shirkadda gawaarida sameysa ee Toyota ayaa u dabaal dagtay todobaadkan sanad guuradii 50aad ee ka soo wareegatay markii shirkadu ay soo saartay gaariga can baxay ee Carolla . Shirkadda Jabaan laga leeyahay ee Toyota nuucii ugu horeeyay ee gaarigaasi waxa ...

Read More »

Zlatan Ibrahimovic oo raali galin buuxda udiray taageerayaasha Manchester united kadib jaalihiisii shanaad ee horyaalka Englishka.

Weerar yahanka joogga dheer ee Reer Sweden Zlatan Ibrahimovic ayaa raali galiyay taageerayaasha kooxdiisa Manchester United kadib markii uu qaatay karaka hurdiga ah (jaale) kaasi oo uu ku seegi doono kulanka Arsenal. Ibrahimovic ayaa uga dhaliyay labo gool kooxda Swancea ...

Read More »

6 jir fasalka kowaad ee dugsi sare ku biiray dalka Holland.

6 jir u dhashay dalka Belgiumka oo ku nool caasimadda dalka Holland ee Amsterdam ayaa bilaabaya fasalka kowaad ee dusiga sare . Loran Semonz ayaa kamid noqday ardeyda fasalka koowaad ee dugsiga sare  muddo sanad kahor. Canugan da’diisu yar tahay ...

Read More »

Dhageyso: Barnaamijka Howl iyo Himilo.

Barnaamijka Howl iyo Himilo waa toddobaadle aad laba goor ka dhageysataan idaacadda Himilo. Waxaynu uga hadalnaa oo alaa diiradda aynu ku saarnaa mid kamid ah adeegyada bulshada loo hayo, inagoo hadba dhinac ka bidhaamina. Barnaamijkan toddobaadkan waxaynu ku soo qaadan ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan