Home / 2016 / December

Monthly Archives: December 2016

Haweeney wacday nambarka degdegga ah ee 999 kadib markay ka cabsatay Bisad

Muqdisho – Haweeney ku nool dalka Ingiriiska oo aad uga naxsaneyd Bisad in cabbaar ah iska bada-socta yaa baqdin ay ka muujisay awgeed waxay u wacday booliska leh nambarka degdegga ah ee 999 si ay u xiraan. Booliska magaalada London ee Metropolitan ...

Read More »

Henry oo sheegay waxa Lukaku ka dhigi kara weeraryahannada ugu wanaagsan dunida

Muqdisho – Laacibkii hore ee Arsenal, Thierry Henry ayaa rumeysan in Romela Lukaku uu leeyahay kartida uu ku noqon karo mid kamid ah weeraryahannada ugu fiican dunida haddii uu sare-u-qaadi karo dardartiisa goosha horteeda. Laacibka reer Biljam ayaa boos joogto ...

Read More »

USA: Markuu milkiiluhu shaqaalihiisa ku xad-gudbo.

Muqdisho – Milkiile shirkad ganacsi ayaa amray in farta laga jaro mid kamid ah shaqaalihiisa oo lagu eedeeyey inuu tuuganimo kula kacay shirkaddiisa, marka loo eego booliska gobalka Massachusetts. Booliska Fall River ayaa sheegay inay xireen 51-jir lagu magacaabo Donna Silvia, oo ...

Read More »

Laacib laga buriyay kooxdiisa kadib xatooyo lagu helay

Muqdisho – Laacib kamid ah ciyaartoyda ugu cadcad ee ka dheesha horyaalka Maraykanka ayaa laga eryay kooxdiisa kadib markii lagu helay xatooyo xilli ay ka dukaameysanayeen super market weyn  gudaha gobalka North Carolina ee Maraykanka. Booliska Charlotte ayaa sheegay in 22-jirka Jeremy ...

Read More »

Chelsea oo miiska u dhigaysa adduun lacageed helidda Arturo Vidal

Muqdisho – Kooxda Chelsea ayaa miiska dhigaysa 38 malyuun oo Gini si ay usoo xera-geliso laacibka Arturo Vidal. Taas waa marka loo eego warsidaha The Sun oo sheegay in Blues-ka ay u weecdeen xera-geshiga laacibkan xoojiyaha qadka dhexe ee reer ...

Read More »

Raxan Jiir ama Doolli ah oo nolosha ku cunay cunug 3 bilood jir ah

Muqdisho – Cunug yar ayaa dhimatay kadib markii hooyadeed ay kaligeed kaga tagtay gurigeeda iyada oo aaday baar lagu caweeyo habeenkii, marka loo eego booliska dalka South Africa. Booliska Johannesburg ayaa sheegay inay xireen haweeney 26-jir ah oo aan la ...

Read More »

Diyaarad 172 rakaab ay saarnaayeen oo arrin la yaab leh si degdeg ah dib ugu caga-dhigatay

Muqdisho – Diyaarad qaadkeedu dhan yahay 200 oo rakaab ah oo siday 172 rakaab kana timid New York kuna sii jeeday Fransiiska ayaa sameysay degis degdeg ah kadib markii musqusheeda la furi waayay. U hadle u hadlay Open Skies, oo ...

Read More »

Ronaldo oo 2016 u arka sanadkii ugu fiicnaa ciyaarihiisa ilaa hadda

Muqdisho – Laacibkan reer Portugal ee Christiano Ronaldo ayaa dareemaya inuu kuwa kula loolamaya abaal-marinnada ku aamusiyay bilado qaali ah – isaga oo sheegtay inay sanadkan 2016 uu ahaa sanadkiisii ugu fiicnaa ilaa hadda. Guusha ay ku hanteen Champion League-ga ...

Read More »

Ronaldo oo qaba in 2016 uu ahaa sanadkiisii ugu fiicnaa xilli ciyaareedkiisa hadda

Muqdisho – Laacibkan reer Portugal ee Christiano Ronaldo ayaa dareemaya inuu kuwa kula loolamaya abaal-marinnada ku aamusiyay bilado qaali ah – isaga oo sheegtay inay sanadkan 2016 uu ahaa sanadkiisii ugu fiicnaa ilaa hadda. Guusha ay ku hanteen Champion League-ga ...

Read More »

Aqriso gabar u dhimatay sababta caado dhaqameed bulshadeedu wali aaminsan yihiin

Kathmandu – Gashaanti 15-jir ah oo ku nool dalka Nepal ayaa geeriyootay kadib markii waalidkeedu ku qasbeen inay gaar u jiifsato aqal Hoori – halkaas oo oksijiin yari awgeed ay naftu uga baxday. Waxa ugu weyn ee gabadhani loogu qasbay ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan