Barnaamijka Daraasaadka Dunida waa toddobaadle aad ka dhageysataan Idaacadda Himilo. Barnaamijkan waxaynu ku faaqidnaa cilmi baarisyadii u danbeeyay oo toddobaadkan dunida meelo badan oo kamid ah laga sameeyay. Waxaa soo jeedinaya Cabdicasiis Cumar Axmed. Halkan Hoose Ka Dhageyso:-
Read More »Yearly Archives: 2016
Vazquez Oo Heshiis Cusub La Gaaray Real Madrid.
Xidiga reer Isbeyn ee Lucas Vazquez ayaa waxa uu heshiis cusub oo socon doona ilaa 2021-ka waxa uu la galay Real Madrid, Sidaa waxaa xaqiijiyey war ka soo baxay horyaalka Yurub. 25 jirkan ayaa bilowgii heshiiskiisa damacsanaa inuu ku jaan ...
Read More »Dhageyso:- Barnaamijka Dooda Himilo.
Barnaamijka dooda himilo waa barnaamij si bila ah uga baxa idaacadda himilo, waxaana ku soo qaadanaa qaddiyadaha xasaasiga ah ee taabanaya shacabka soomaaliyeed si loo soo bandhigo xalkooda. Bishaan Barnaamijka waxa uu ku saabsanaa muranka xuduud badeedka soomaaliya iyo kenya ...
Read More »Xidiga Arsenal ee Yaya Sanogo oo Bisha January iskaga huleelaya.xaguu ku wajahan yahay?
Weeraryahanka kooxda Arsenal Yaya Sanogo ayaa waxa uu qarka u saaran yahay inuu ka tago Premier League bisha Janawari,sidaas waxaa laga soo xigtay Calciomercato. 23 jirkaan kaas oo wakhtiiga badan ku qaatay amaah kooxaha Crystal Palace, Ajax iyo Charlton, ayaan ...
Read More »Dhageyso:- Barnaamijka Hawl iyo Himilo.
Barnaamijka Howl iyo Himilo waa toddobaadle aad laba goor ka dhageysataan idaacadda Himilo. Waxaynu uga hadalnaa oo alaa diiradda aynu ku saarnaa mid kamid ah adeegyada bulshada loo hayo, inagoo hadba dhinac ka bidhaamina. Barnaamijkan toddobaadkan waxaynu ku soo qaadan ...
Read More »Kooxda Chelsea Oo Ku Dur-Durisay Naadiga Leicester City.
Waxaa goor dhaweyd soo gaba gabowday ciyaar xiiso badneyn oo dhex martay kooxaha Chelsea iyo Leicister City, guushu waxa ay raacday naadiga Chelsea oo ku garaacday dhigeeda leicister City 3-o. Goolka koobaad waxaa kooxda Chelsea u dhaliyey Diego Costa daqiiqadii 7aad, ...
Read More »Nin 71 Jira oo Guursaday Haweenay 114 jir ah.
Is calmadayaashan ayaa waxa ay si wada jir ah u sheegeen in Marna aysan ka daalin haleelidda jaceylkooda ka hor inta guurkooda aan lagu dhawaaqin. Waxaa lagu kala magacaabaa Zheng iyo Zhang Shuying xiriirkooda waxaa la sheegay inuu socday hal ...
Read More »Chelsea Oo ku soo biirtay kooxaha danaynaya goolhaye Donnaruma.
Chelsea ayaa ku soo biirtay Juventus iyo Real Madrid tartanka loogu jiro goolhayaha lagu qancay ee Talyaaniga Gianluigi Donnarumma. 17-sano jirkaan , oo dhawaan uun u saftay xulka qaranka Talyaaniga, ayaa loo calaamadeeyey bedelka mustaqbalka dheer ee Gianluigi Buffon sida ...
Read More »Xiddiga Bacelona ee Lionel Messi oo ku soo laabtay Tababarka Buuxa ee Kooxdiisa.
Dhowr toddobaad oo uu garoomada dhaawac kaga maqnaa ka dib, xiddiga Barcelona ayaa tababarka buuxa ku soo laabtay maanta oo arbaca ah, inkastoo laga yaabo in aanan uu taam u noqon xulashada koobaad. Lionel Messi ayaa ku soo laabtay tababarka ...
Read More »Dhageyso: Barnaamijka Sahanka Siyaasadda.
Barnaamijka Sahanka Siyaasadda waa toddobaadle aad ka maqashaan Idaacadda Himilo, toddobaadkan waxa aan kaga hadli doonaa xaaladda cakiran ee taagan bariga dhexe gaar ahaan dalka Siiriya. Waxaa marti noogu ah Cabdkariin Daa’uud, oo ka faalooda arimaha bariga dhexe. Shaafici Ibraahim Cabdi ayaa soo jeedinaya. ...
Read More »