Home / 2016 (page 20)

Yearly Archives: 2016

Xogta kulanka Bournemouth iyo Man United

Cayaar galabta ka dhici doonta garoonka Vitality Stadium ee kooxda  AFC Bournemouth waxaa fooda is dari doona Macnhester United iyo Bournemouth. United ayaa xagaagaan samesay dib u dhis wayn waxa ayna awoodeeda tijaabin doonta marka ay galabta u martiso Bournemouth. ...

Read More »

Hull City oo kooxda difaacaneysa EPL-ka ee Leicester City garaacday, kulankii ugu horeeyay.

Hull City oo kasoo laabatay heerka labaad ayaa guuldaradii ugu horeysay dhadhansiisay kooxda horay wacdaraha uga dhigtay England Leicester City. Robert Snodgrass ayaa gool qurux badan ku quusiyay Leicester City oo iska soo guday gool dhamaadkii qeybta hore hogaanka looga ...

Read More »

Dhegeyso:- Barnaamijka Aragtida Islaamka ee Idaacadda Himilo.

Barnaamijka Aragtida Islaamka waxaynu ku eegnaa oon ku soo qaadannaa arrimaha la xiriira Islaamka, si fahanka bulshada muslimka ahi ee Soomaaliyeed sare loogu qaado. Toddobaadkan waxaan ku eegi doonnaa Fadliga Iyo Ahmiyada Bilaha xurmada Ay leeyihiin, Waxyaabaha la rabo in la ...

Read More »

Xogta Kulanka Hull City iyo Leicester City.

Leicester City ayaa isu diyaarineysa difaacashada horyaalka England, waxayna kooxdaan noqotay kooxdii ugu horeysay ee ciyaarta kulanka koowaad iyadoo kusoo guuleysatay horyaalka. Kooxdaan Dawacooyinka lagu naynnaaso ayaa doonaya in ay sanadkii labaad oo xiriir ah wacdaro ka dhigaan horyaal xiisa ...

Read More »

Xogta Kulanka Manchester City iyo Sunderland , Guardiola oo furan doona Qaanad cusub.

Horyaal England ayaa dib u bilaaban doona, xiiso iyo xamaasad gaar ah ayuuna sanadkaan wataa, macalimiintii ugu waa wayneed kubadda cagta xiligaan ayaana isugu yimid. Man City ayaa kulankeeda ugu horeysa wajaheysa Kooxda Liiceysa ee Sunderland, Macalin Guardiola  ayaa xilli ...

Read More »

Pogba oo Kulanka ugu horeya ganaax ku seegaya horyaalka Ingiriiska.

FA-ga ingiriiska ayaa xajiiqiyay in wiilka dhawaan ugu soo laabtay horyaalka ee Paul Pogba uu seegi doono cayaarta ay kooxdiisa cayaareyso xili ciyaareedka cusub markaas oo ay u safrayaan kooxda Bournemouth maalinka axada ah. United-ka ayaa dooneysay in ay kulankaan ugu ...

Read More »

Sunderland Oo Dhameystirtay Saxiixa Difaacyadii Da’da yar ah

Paddy McNair Iyo Donald Love oo ka tirsanaa Manchester United ayaa ku biiray Sunderland sida ay xaqiiisay kooxda Sunderland. David Moyes oo ah layliyaha cusub ee Sunderland ayaa labadaan cayaaryahayan doonaya in uu ku adkeeyo daafaca kooxdiisa. McNair ayaa ah ...

Read More »

Dhageyso:- Barnaamijka Taariikhda Afrika Ee Idaacadda Himilo.

Barnaamijka Taariikhda Afrika oo aynu uga hadalno diiraddana aan ku saarno taariiikhda waddamada Afrika ku yaal, waxaan ku soo qaadannaa dal waliba halka uu dhaco juquraafi ahaan, bedkiisu inta uu la egyahay, wadamadda uu xuduudda la leeyahay, luuqadda looga hadlo iyo ...

Read More »

Dhageyso:- Barnaamijka Daraasaadka Dunida Ee Idaacadda Himilo.

Barnaamijka Daraasaadka Dunida waa toddobaadle aad ka dhageysataan Idaacadda Himilo. Barnaamijkan waxaynu ku faaqidnaa cilmi baarisyadii u danbeeyay oo toddobaadkan dunida meelo badan oo kamid ah laga sameeyay. Waxaa soo jeedinaya Cabdicasiis Cumar Axmed. Halkan Hoose Ka Dhageyso:-

Read More »

Wax Ka Ogow Waxyaabaha Ugu Badan Ee Keena In Ardaydu Ay Ka Haraan Iskuulada Sare.

Sanadka Kasta xilliga sanad dugsiyeedka waxaa goobaha waxbarasho sida iskuulada iska diiwaan galiya arday fara badan. Hase ahaatee Dadkaasi qaarkood ma sii wataan Go’aankoodii oo kuma raagaan kuliyadihii ama fasaladii ay doorteen. Waalidiin badan ayaa waxa ay  Dhaqaale ku bixiyaan ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan