Home / 2016 (page 3)

Yearly Archives: 2016

Jack Wilshere oo ka walaacsan mustaqbalkiisa Arsenal

England – Kubad qaabeeyaha sida amaahda ugu jooga kooxda Bournemouth ayaa ka walwalsan mustaqbalkiisa kooxda Arsenal. Macalin Wenger ayaa wali laga dhursugayaa inuu ballaariyo heshiiska laacibkan oo taageerayaashu ku hal-adag yihiin inuu sii joogo gegida Emirates ee kooxda Gunners. Haddii Arsenal ...

Read More »

Ganesh Rakh: Dhaqtar lacag la’aan ku dhaliya haweeneydii gabar dhasha

Pune, India – Dr. Ganesh Rakh wuxuu ugu yeeraa biirin cusub oo ku aadan kor u qaadista tirada dhalmada dhallaanka dhedigta ah gudaha dal caadooyinka dhaqameed ee dadyowgiisu aaminsan yihiin in liic kusii wado tirada gabdhaha oo aad uga sii yaraaneysa ...

Read More »

Kaalinta nalalka ileyska qoraxda ku shaqeeya iyo daryeel la’aanta heysata

Muqdisho – “Hilible ayan ahay: waxana iga saaciday nalalka habeenkii inaan halkan ku ganacsado: masha Allah, faa’iido waaweyn ayaan ku qabaa.” Faalladaas waxaa tiraabaya Salaad Cali Fiidow  oo si joogta ah habeen kasta, waddo iftiin badan oo ku dherersan mid ...

Read More »

54,000 oo qoysas Jarmalka oo ka barakacay goob lagu arkay bam ka yimid dagaalkii 2aad

Jarmalka – Ku dhawaad 54,000 oo qoysas Jarmal u dhashay ayaa lagu wadaa in laga daad gureeyo guryahooda xilliga ciidda Kirismaska kadib markii bam ka yimid dagaalkii labaad ee dunida lagu arkay magaalada ay deganaayeen. Bamka lidka diyaaradaha loo adeegsado ...

Read More »

Lampard oo jecel dib ugu soo laabashada Blues-ka.

England – Frank Lampard, laacibkii hore ee Chelsea ayaa sheegay inuu jeclaan lahaa kusoo laabashada kooxdiisii hore ee Blues-ka in kasta oo laacibkani wali daneynayo inuu waqtiisa qeyb kamid ah ku qaato gegida Stampford Bridge xittaa haddii aanan heshiis loogu deeqin. ...

Read More »

Laacibkii hore ee England oo u dhow inuu u dhinto khamriya-cabnimadiisa

United Kingdom – Xidigii hore ee England, Kenny Sansom oo khamri-yacab noqday ayaa qadyaan ka joogo cabistiisa badan – isaga oo sheegay inuu u darbaday dhimasho. Gudaha wareysi qiira leh, laacibkii hore Arsenal kaas oo ku dib-jiray noloshiisa danbe wuxuu ...

Read More »

Khubaro Sucuudiyan iyo Ukrainian isugu jira oo sameeyey diyaarad dagaal

Kiev – Sawirkii ugu horreeyey ee diyaarad dagaal oo ay wadajir u wada sameeyeen dalalka Sucuudiga iyo Ukraine ayaa lagu soo ban-dhigay gudaha warshad sameysa oo ku taalla dalkaas. Shirkadda Antanov, oo ah mid dowladdu leedahay, ahna shirkadda kaliya ee ...

Read More »

Klopp: Laacibiinta lacag-raacatada ahi malahan anshax iyo xeer.

England – Tababaraha kooxda Liverpool, Jurgen Klopp ayaa ku hal-adag inuusan dooneyn la saxiixashada ciyaaryahan ku dhagan ama fikirkiisa ugu weyn ee uu ka leeyahay kubadda cagta ay tahay sameynta adduun lacageed. Hadalkiisa ayaa daba socda kadib ku dhicista wada-hadal naadigu ...

Read More »

Oscar oo ugu danbeyntii rikoor cusub kula biiraya kooxda Shiinaha ka dhisan

Shangai – Chelsea ayaa xaqiiqay inuu dhaqan-galay heshiiska uu adduun lacageedka gaaraya 52 malyuun Gini uga dhaqaaqay laacibka reer Brazil ee Oscar – isaga oo ku biiriya kooxda ka dhisan horyaalka dalka Shiinaha ee Shanghai SIPG. Wuxuu noqon doonaa saxiixii ugu ...

Read More »

Moyes oo qiray in Bale uu ahaa bartilmaantiisa koobaad xilligiisa United-ka.

England – Tababarihii hore ee kooxda Man United, David Moyes ayaa tilmaamay in ciyaaryahannada kala ah Gareth Bale, Cristiano Ronaldo, Cesc Fabregas iyo Toni Kroos ay ahaayeen bar-tilmaameedkiisa koobaad xilligii uu leylinayay kooxda Shayaadiinta Cascas. Hoggaanka Sunderland, mr. Moyes ayaa joogitaankiisa ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan