Home / 2016 (page 30)

Yearly Archives: 2016

Torres oo qandaraas cusub u saxiixay Atletico Madrid

Fernando Torres ayaa qandaraas cusub oo hal sano ah warqadda ugu dhigay kooxdiisa Atletico Madrid kaddib markii uu dhacay heshiiska uu kula joogay. 32 jirkaan weerarka ka cayaara ayaana maray waddadii uu labo toddobaad hortood qaaday  Antoine Griezmann oo isna qandaraas u ...

Read More »

Dhageyso: Barnaamijka Martida Ramadaanka

Martida Ramadaanka waxaan kusoo qaadanaynaa xubno kala duwan oo aynu dareensanahay inay macno samayn doonaan. Warbixin aynu ku cabirayno diiradana ku saarayno hadba mid kamid ah mawduucyada bishan quseeya iyo dhacdooyinkii Islaamka ee taariikhda galay ayaan barnaamijka idiinku soo gudbin ...

Read More »

Pepe oo seegay tababarkii maanta ee xulkiisa Portugal

Xiddiga daafaca dhexe uga cayaara kooxda kubadda cagta Real Madrid iyo xulka qaranka Portugal Pepe ayaa seegay tababarkii maanta ee xulkiisa oo isku diyaarinaya kulanka afar dhammaadka tartanka qaramada qaaradda Yurub. Sida laga soo xigtay AP Pepe ayaa dhibaato muruqa ...

Read More »

Lamaane 45 sanadood ku noolaa magaalo aanay cid kale ku wehlin + Sawirro

Kahor dagaalkii sokeeye ee Spain magaalo buureedka  La Estrella waxay aheyd xaafad yar oo tiro ahaan 200 oo ruux ay ku noolaayeen. Kaddib dagaalkii sokeeye ee dalkaa ka dhacay oo soo idlaaday 1939, dad badan ayaa isaga tegay xaafaddaa si ...

Read More »

Dhageyso: Barnaamijka Martida Ramadaanka

Martida Ramadaanka waxaan kusoo qaadanaynaa xubno kala duwan oo aynu dareensanahay inay macno samayn doonaan. Warbixin aynu ku cabirayno diiradana ku saarayno hadba mid kamid ah mawduucyada bishan quseeya iyo dhacdooyinkii Islaamka ee taariikhda galay ayaan barnaamijka idiinku soo gudbin ...

Read More »

Kooxaha Jeenyo iyo Banaadir SC oo isku heysta saxiixa wiil hore u soo maray Elman

Kooxaha kubadda cagta Jeenyo iyo Banaadir SC ayaa isku haya saxiixa wiilka weerarka ka cayaara Maxamed  Nuur Shaarkey. Xiddigii hore ee kooxaha Elman, Saxafi Hotel iyo xulka qaranka Soomaaliya ayaa diiradda u saaran kooxaha ku xifiltama degmada Warta Nabadda ee Jeenyo iyo ...

Read More »

Van Persie oo u soo dhaqaaqi kara markale Premier League

Kooxaha ka cayaara horyaalka Ingiriiska West Ham United iyo Crystal Palace ayaa lagu wadaa inay ku dagaalami doonaan saxiixa Robin van Persie oo ka tirsan kooxda Fenerbahce. 32 jirkaan reer Netherland ayaa waayihii Premier League waqtiyo qurux badan kusoo kala ...

Read More »

Tuug kaxeystay gaari ilmo bilo jira uu saarnaa oo la baadi goobayo

Arrintan ayaa timid goortii haweeney 27 jir ah ay gaarigeeda saddex irridlaha ah uga tagtay goob gawaarida la dhigo oo ku taal wadada Kempe Road ee magaalada London. Gaariga ayayna haweeneyda uga tagtay abaare 12.45 pm xilli ay saarnaayeen gabar ...

Read More »

29 sano kaddib Giggs oo isaga tegay Old Trafford

Kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa xaqiijisay in Ryan Giggs uu soo gebagabeeyay heshiiskii uu kooxda kula joogay, isagoo Red Devils ka tirsanaa 29kii sano ee gudbay. Macallin ku xigeenkii kooxdan ayaa u saftay waayihii cayaartoy United 963 kulan isagoo ...

Read More »

Shirkad Mareykan ah oo lacag ku bixisa hurdada Shaqaalaheeda

Shirkadda ceymiska “Etna” ee reer Mareykan oo shaqaalaheeda ku dhiirogelinaysa hurdada ayaa sheegtay abaal marin lacageed inay gudoonsiineyso qofkii xilli wacan seexda habeenkii. Etna arrintan waxaa ku qasbay walaac ay ka qabto in hurdo la’aanta ay saameyso shaqada shirkadda, sidaas ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan