Home / 2017

Yearly Archives: 2017

Sawirro – Moobilkii ugu yaraa abid oo lasoo saaray!

Muqdisho – Zanco tiny t1 hadda waxaa rasmi loogu aqoonsaday moobilka ugu yar ee abid lasoo saaro. Waxaa lagu keydsan karaa numbaro dhan 300 oo qof. Sida moobillada caadiga ayaad u adeegsan kartaa: farriimaha gaagaaban ayaad ku qori kartaa: kana ...

Read More »

Nin isaga oo cabsan cagaf-cagaf usoo kaxaystay maqaayad.

Muqdisho – Saraakiil boolis ayaa aad ula yaabay markii ay cagaf ku arkeen maqaayad horteeda, marka loo eego booliska UK. Booliska Cumbria Roads ayaa bartooda twitter-ka soo dhigay sawir cagaftan sheegeyna inay xireen ninkii lahaa. Ninka wuxuu soo dhigtay cagaftan maqaayadda ...

Read More »

Chelsea iyo Brighton Albion oo foodda isku dari doona Stamford Bridge.

Muqdisho – Kooxda horyaalka difaacaneysa ee Chelsea ayaa soo dhwen doonta kooxda Brighton ciyaar ka dhici doonta Stamford Bridge. Blues waxa ay 3 dhibcood ka hooseysaa naadiga ku jirta kaalinta labaad ee horyalka waxeyna leedahay 39 dhibcood isla markaasna waxey ...

Read More »

Liverpool oo Swansea City ku marti galineysa garoonka Anfield.

Muqdisho – Liverpool oo kaga jirtaa horyaalka kaalinta 19 iyadoo leh 35 dhibcood isla markaana kor u fiirineysa kooxda United, City iyo Chelsea ayaa soo dhaweyn doonta kooxda  Swans ciyaar ka dhici doonta garoonka Anfield ee magaalada Liverpool. Liverpool  waxaa ...

Read More »

Man United oo Masraxa Riyada ku marti qaadeysa Burnley.

Muqdisho – Kadib markii Sabtigii ay barbaro 2-2 ah la gashay  Leicester City, the Reds ayaa indha ku heysa in ay kusoo laabato waddada guulaha marka ay u safraan Burnley kulan ka tirsan Boxing Day. Manchester City ayaa hadda horyaalka ...

Read More »

Neville: “City ma ahan koox weyn.”

Muqdisho – Manchester City lalama simi karo Manchester United iyo Chelsea markii ay ku jireen gacanta Sir Alex Ferguson iyo Jose Mourinho, sida uu yiri Gary Naville. Pep Guardiola ayaa dhigay rikoor cusub oo ah inuu 14 dhibcood oo nadiif ...

Read More »

Saleh oo doonaya ku biirista Real Madrid.

Muqdisho – Mohamed Saleh ayaa ku dhow inuu isaga tago kooxda LIverpool una dhaqaaqo Real Madrid, wuxuuna diyaar u yahay inuu tallaab horay ugu qaado, sida ay sheeganeyso don balon.  Xiddiga xulka qaranka Masar ayaa ban-dhig qurux badan ka sameeyey ...

Read More »

Benzema oo loo sheegay inuu ka tegi karo gegida Barnabeu.

Muqdisho – Real Madrid hadda waxaa ka go’an inay iska iibiso laacibka reer Faransa ee Karim Benzema kaas oo la siiyay xilli kama danbeys ah kulankii El Classico ee shalay ka dhacay Spain, marka loo eego don balon.  Wararka ayaa ...

Read More »

Barcelona oo qarka u saaran soo xera galinta Philippe Coutinho.

Muqdisho – Barcelona ayaa qarka u saaran inay dhameystirto heshiiska ay kula soo saxiixaneyso xiddiga Liverpool Philippe Coutinho isla markaana uu ku imaanayo Camp Nou, sida laga soo xigtay Sport. Warar soo baxaya ayaa sheegaya in heshiis 12 milyan euro ...

Read More »

PSG oo dooneysa in ay Man City ka dul qaaddo saxiixa laacibka Arsenal ee  Alexis Sanchez.

Muqdisho – PSG ayaa isku diyaarineysa inay 25 milyan oo ginni ku dalbato bisha Janaayo weeraryahanka Arsenal Alexis Sanchez, sida laga soo xigtay Express Sport. Warbixinta ayaa intaa ku dartay in Sanchez uu doonayo inuu u dhaqaaqo Manchester City, kuwaas ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan