Home / 2017 / January

Monthly Archives: January 2017

Marka uu maal-qabeenku lacagtiisa ku labisto!

money-suit2

Muqdisho – Michael Andile Dlamini, oo ah maalqabeen dhiryaqaan ah oo kasoo jeeda Nongoma, Koofur Africa ayaa noqday in loogu yeero ‘Mzimb’okhalimali’ – Jirka ku lamaanan lacagta, kadib markii uu bilaabay xirashada lacag nool oo kamid ah lacagta Rand ee laga isticmaalo ...

Read More »

Gabdho 28-sano kadib waalidkooda la midoobay

gabdho

Muqdisho – Hooyo iyo labadeeda gabdhood oo weynaaday ayaa isla ilmeeyay markii ay nolosha ku midoobeen 28 sanadood kadib markii ay kala irdhoobeen. Nasiib-darro, gabdhuhu ma awoodin inay arkaan aabahood maadaama uu mar hore geeriyooday. Hooyada oo 72s sano jirta ...

Read More »

Asmir Begovic: “Waan ka quustay inaan u safto Chelsea.”

asmir-begovic_v7fxuftg7yoc1nissfgdsyn3v

Muqdisho – Asmir Begovic ayaa qirsan inuu ka quustay safashada kulamada kooxdiisa xilli uu isku golaadinayo inuu lumiyo la ruxista Blues-ka koobab usoo carfaya hanashadooda tiiyoo ay Bournemouth quuddareynayso saxiixiisa kahor intuusan xirmin suuqa. Chelsea ayaa badal u raadsaneysa bookiisa ah goolhayaha ...

Read More »

Rasmi: Marseille oo 25 M kula wareegtay Dimitri Payet

dimitri-payet-west-ham_173o15am5phlv1rivb8lw5c9ax

Muqdisho – Kooxda Marseille ayaa ugu danbeyn kula wareegtay saxiixa laacibka kooxda West Ham ee Dimitri Payet adduun lacageed ku kacaya 25 milyan, sida ay xaqiijisay kooxdu. Laacibka heer caalami ee Faransiiska ayaa sanadkii 2015 iskaga soo dhaqaaqay horyaalka Faransiiska isaga oo ...

Read More »

Xan: Arsenal oo wada-hadal kula jirta Max Allegri.

massimiliano-allegri-juventus_86pxwq4wllvr12zihm9lq3g7x

Muqdisho – Warar xan hoose ah ayaa la helayaa oo ku aadan in kooxda Gunners-ka ee Arsenal ay wada-hadal kula jirto macalin kooxda lagu naaneyso Marwada Duqda ah ee Juventus, Max Allegri, marka loo eego warsidaha Sunday Express.  Arsen Wenger oo ...

Read More »

Marka uu Jiirku wax xado

rat

Muqdisho – Milkiilaha baqaar ku yaalla Shiinaha kaas oo Jiir ku qabtay isaga oo bariis ka xadaya ayaa xirxiray kadibna ku bahilay dadweynaha hortooda – taas waa sida loo qoray war ay baahisay warbaahinta gudaha ah ee Shiinaha, marka loo ...

Read More »

Ol’ole loogu magac-daray ‘La cab shaah qof Muslim ah’ oo ka socda Kanada

Canadians-Learn-About-Islam-in-Coffee-Meetups-300x225

Toronto – Ol’ole cusub oo dadka loogu yeerayo inay la shaahaan kanala hadlaan qof Muslim ah diinta Islaamka iyo aragtida sirgaxan ee dadka reer Yurub ka qabaan ayaa guulo la taaban karo kasoo hoynaya guud ahaan dalka Kanada – halkaas ...

Read More »

Ivanovic oo ka walaacsan mustaqbalkiisa Chelsea

ivanovic

Muqdisho – Bandhig ciyaareedkii ugu danbeeyey ee Branislav Ivanovic ku sameeeyo maaliyadda Chelsea ayaa la tilmaamayaa inay tahay gabagabada ciyaarihiisa gegida Stampford Bridge. Ivanovic oo muddo 9 sanadood ah ku sugan Chelsea ayaa shaki ka qaba mustaqbalkiisa naadiga Blues-ka kadibkii ...

Read More »

Alex Oxlade-Chamberlain oo amaan badan ku helay bandhigga uu ka sameeyey kulankii Southampton

alex-oxlade-chamberlain-arsenal-28012017_1w95wi33dnrwm18s6m8ra816gc

Muqdisho – Taageerayaasha kooxda Arsenal kaliya lama dhicin guushii weyneyd ee ay kooxdoodu 5-0 ku suldaartay dhiggeeda Southampton – waxay sidoo kale amaaneen bandhigga laacibka Alex Oxlade-Chamberlain. Laacibkan oo lagu naaneyso ‘The Ox’  ayaa Steve Bould oo ah sii haya xilka tababaraha ...

Read More »

Haweeney caloosheeda laga helay 57 baakad oo daroogo ah oo la xiray

haweeney

Muqdisho – Haweeney ayaa loola kacay dhinaca isbitaalka kadib markii mashiinka baaritaanka ee gegida diyaaradda uu shaki ka muujiyay walxo ku jiray caloosheeda. 32-jirta lagu magacaabo Luliia Makushova ayaa la xiray kadib markii tuhun ay ka muujiyeen saraakiil ku sugan garoonka Suvarnabhumi ...

Read More »