Home / 2017 / March

Monthly Archives: March 2017

Lakulan: Eyga aroor kasta qaada jidkii uu la mari jiray saaxiibkiisa dhintay.

Muqdisho – Xusuuso mahadhada sheekada qiirada leh ee  Hachiko – daacadkii Akita kaas oo 9 sano ku qaatay sugista saaxiibkiis inuu kasoo laabto shaqada – ogaal la’aantiisa inuu u dhintay xanuunka maskaxda kaga dhacay. Sheekadiisa waxaa hadda ku taagan Thor – ...

Read More »

Dhageyso:- Barnaamijka Dalka Iyo Dadka

Muqdisho – Barnaamijka dalka iyo dadka waxaan dadweynaha Soomaaliyeed ugu soo gudbinaa macluumaad la xiriira dalka iyo dadka oo aan kolba gees ka eegno. Waxaa soo jeedina Weriye Fardowsa Sheekh Cabdiraxmaan. Halkan Hoose Ka Dhageyso:-  

Read More »

Dhageyso:- Barnaamijka Bandhiga Dhaqaalaha

Muqdisho – Bandhiga dhaqaalaha waa barnaamij maalinle ah, waxaan diiradda ku saarnaa dhacdooyinka dhaqaalaha iyo ganacsiga ee dalka ama kuwa caalamiga ah ee saameynta leh. Bandhiga dhaqaalaha waxa uu bidhaaminayaa fursadaha ganacsi iyo kuwa dhaqaale ee dalka, waxaana ku marti qaadnaa ...

Read More »

Spain – Fantasiyaha Dhallaan Ka-dulboodka

Muqdisho – Ma oggolaan laheyd in qof uu ka dulboodo carruurtaada sidaan oo kale? Dabcan Maya! Loo yaqaan El Colacho – afka Spain, Fantasiyaha Dhallaan Ka-dulboodka waa dhacdo shacbiyad leh oo ka dhacda degmada Castillo de Murcia oo u dhow Burgos taniyo sanadkii 1620. ...

Read More »

Macbadka Shabeelka – Goob Dal-xiisuhu sawir kula galo Dugaagta.

Muqdisho – Meel dalxiisayaashu ay dhaweysan karaan Shabeelka si lamid ah Bisadaha, halkan waxaad ku arkaysaa waxyaalo aadan maalin kasta arki karin. Macbadka Shabeelka Wat Pha Luang Ta Bua waa keynta buudiska ee Theravada. Gudaha Thailand waxay gabaad iyo daryeelba u aheyd ...

Read More »

Lakulan: Eyga 2 lugood oo kaliya ku socda

Muqdisho – Eeyuhu waxay u baahan yihiin afar xubnood oo ay ku socdaan, mise maya? Badigood haa, hayeeshe layaab maleh Eygan layiraahdo Faith. Wuxuu ku dhashay dhicis – isaga oo aan laheyn addimo dhameystiran, wuxuu kaliya ku dhashay hal lug ...

Read More »

Nigeria: Fantasiyaha Kalluumaysi ee Arugungu

Muqdisho – Arugungu waa dhacdo dhaqameed Nigerian ah oo kumaankun kalluumaysato ah ka qeyb-galaan. Arugungu waxay ka dhacdaa Kebbi oo waqooyi galbeed kaga taalla dalka halkaas oo tiro kalluumaysato ah ay ku kulmaan iyaga oo maanka ku haya hal arrin – qabashada kalluunka ...

Read More »

Farqiga iyo fursadaha kala duwan ee nolosha Miyi iyo Magaalo

Muqdisho – Waxaa jiray waqti dunida soo maray oo dadku aysan aqoon magaca magaalo. Waxayna ku noolaan jireen caksigeeda. Ma aqoonin gaadiid bireed lagu socdaalo – iskaba daa dayuurad lagu dhoofo. Taas badalkeeda wixii agtooda yiillay ayaa uga dhifnaa wax ka ...

Read More »

Dhageyso:- Barnaamijka Dalka Iyo Dadka

Muqdisho – Barnaamijka dalka iyo dadka waxaan dadweynaha Soomaaliyeed ugu soo gudbinaa macluumaad la xiriira dalka iyo dadka oo aan kolba gees ka eegno. Waxaa soo jeedina Weriye Ismaaciil Maxamed Samatar. Halkan Hoose Ka Dhageyso:-

Read More »

Dhageyso:- Barnaamijka Bandhiga Dhaqaalaha

Muqdisho – Bandhiga dhaqaalaha waa barnaamij maalinle ah, waxaan diiradda ku saarnaa dhacdooyinka dhaqaalaha iyo ganacsiga ee dalka ama kuwa caalamiga ah ee saameynta leh. Bandhiga dhaqaalaha waxa uu bidhaaminayaa fursadaha ganacsi iyo kuwa dhaqaale ee dalka, waxaana ku marti qaadnaa ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan