Home / 2017 / March (page 4)

Monthly Archives: March 2017

La kulan: Maxamed Alaa – Ninka Bisadaha Xalab

Muqdisho – Magaalada Suuriya ku taalla ee Xalab dabcan waa meesha ugu halista badan dunida maanta, hayeeshe halka in badan oo kamid ah daganayaasheeda ay isaga qaxeen si ay uga dheeraadaan dagaallada ka socda, hal nin ayaa u haray daryeelka ...

Read More »

21 March: Maalinta Caalamiga ee Keymaha

Muqdisho – Goob  tiro baaxad sarreysa leh oo geedo ah ayaa si guud loogu yeeraa Keyn. Keymaha ifka oo dhan ku camiran waxay cabbirka dhulka kaga fadhiyaan 30%. Si kastaba, waxaa jira hoos u dhac la tilmaami karo oo ku ...

Read More »

20 March: Maalinta Caalamiga ee Farxadda

Muqdisho – Tilmaanta la siiyo wax kasta oo dubaaqa qofka ku beera astaamaha reynreynta – muuq iyo macnawiba – ayaa la yiraahdaa Farxad. Waana hubka mar waliba loo baahan yahay si loola diriro murugada. Farxad mar kale waxaa lagu tilmaamaa ...

Read More »

Dhageyso:- Barnaamijka Dalka Iyo Dadka

Muqdisho – Barnaamijka dalka iyo dadka waxaan dadweynaha Soomaaliyeed ugu soo gudbinaa macluumaad la xiriira dalka iyo dadka oo aan kolba gees ka eegno. Waxaa soo jeedina Weriye Ismaaciil Maxamed Samatar. Halkan Hoose Ka Dhageyso:-

Read More »

Dhageyso:- Barnaamijka Bandhiga Dhaqaalaha

Muqdisho – Bandhiga dhaqaalaha waa barnaamij maalinle ah, waxaan diiradda ku saarnaa dhacdooyinka dhaqaalaha iyo ganacsiga ee dalka ama kuwa caalamiga ah ee saameynta leh. Bandhiga dhaqaalaha waxa uu bidhaaminayaa fursadaha ganacsi iyo kuwa dhaqaale ee dalka, waxaana ku marti qaadnaa ...

Read More »

Lakulan: Ninka gurigiisa maktabad uga dhigay dan-yarta si ay wax ugu aqristaan

Muqdisho – Howl-gab xisaab-yaqaan Filipines ah,  Hernando Guanlao, wuxuu helay waddo cajiib ah oo uu ku qaato waqtigiisa nasiinada u badan – wuxuu maktabad yar ka sameeyey ardaaga hore ee gurigiisa isaga oo ilmaha danyarta ah buugaagta ku siiya lacag ...

Read More »

Ey si tiiraanyo leh iridda hore ee isbitaalka ku sugay milkiilihiisa oo dhintay

Muqdisho – Taniyo markii milkiilihiisa loo qaaday isbitaalka Ruth Cardoso Hospital ee magaalada Santa Catarina, Brazil, Ey madow oo lagu magacaabo  Negão wuxuu si dul-qaadnimo ku jirto bannaanka hore ee isbitaalka ku sugayay saaxiibkiis si uu ugu soo baxo. In kasta oo ninku ...

Read More »

Prandelli: “Waxaan iskaga diiday wada-hadalka Leicester siday Renieri ula dhaqmeen.”

Muqdisho – Macalinkii hore ee xulka qaranka Talyaaniga, Cesare Prandelli ayaa shaaciyay inuu iska diiday wada-hadal uu la furi lahaa kooxda Leicester City kadib markii ay dhiggiisa Claudio Ranieri ula dhaqantay si uusan jecleysan, Ranieri ayaa laga diray kooxda ku ciyaarta gegida ...

Read More »

Wenger: “Waan ogahay waxa aan sameyn doono mustaqbalka.”

Muqdisho – Macalinka cadaadiska ku jira ee Arsenal, Arsen Wenger ayaa sheegay inuu go’aan ka gaaray mustaqbalkiisa – dhawaanna uu ku dhawaaqi doono. Wenger ayaa wajahay cadaadis kale oo dheeri ah kadib guul-darradii qaraareyd ee 3-1 ay ku lumiyeen dhinaca ...

Read More »

Cilmi-baaris: Islaamku waa diinta ugu faafista badan dunida

Muqdisho – Islaamku waa diinta ugu faafista badan, hey’adda fadhigeedu Maraykanka ee Pew Research Center ayaa sidaas tiri. Marka loo eego Pew, Islaamku waa diinta labaad ee ugu weyn caalamka kadib Masiixiyadda. Tirada Muslimiinta sanadkii 2011 ayay ku sheegtay 1.6 bilyan ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan