Home / 2017 / March (page 5)

Monthly Archives: March 2017

Booqo Matxafka lagu keydiyo Moobilladii hore ee la isticmaalay

Muqdisho – Inteenna badan waxaa dhacda in mid iyo laba aan ka heli karno telifoonnadii hore ee lasoo isticmaali jiray hayeeshe 26-jir lagu magacaabo Stefan Polgari ayaa keydkiisa ku haya ku dhawaad 3,500 tilifoonno ah oo isugu jira 1,231 kala nuucyo ah. ...

Read More »

Marka dhibanaha lagu sooco dhibkiisa

Muqdisho – Wiil Hindiyan ah oo ku dhashay afar lugood ayay ku saleeyeen “Sheydaan” dadka xaafadda la dagan–taas oo ka dhigtay inuu gaar-jooge ka noqdo bulshada dhexdeeda. Arun Rajput, oo 20-jir ah, oo ku nool degmada Farrukhabad ee Uttar Pradesh ee waqooyiga ...

Read More »

Carruur shan sano jir ah oo loo xiray laad ay ku dileen shinbir

Muqdisho – Dhowr carruur shan sano jir ah ayaa galay gacan-ku-heynta booliska kadib markii lagu eedeeyey sababsashada dilka Shinbir ku sugneyd xerada xanaanada noolaha, marka loo eego booliska dalka Czech Republic. Vysocina police ayaa sheegay in goobjooge uu arkay wiilal shan ...

Read More »

Monaco oo xalay City ku reebtay wareegga 16aad ee UCL

Muqdisho – Manchester City waxay u muuqatay lugtii hore ee shanta gool ay ka dhaliyeen naadiga Monaco inay usoo bixi doonaan wareegga sideedda. Hayeeshe xalay ayay riyadaas dhimatay kadib markii laacibiinta kooxda martida loo ahaa ee Kylian Mbappe, Fabinho iyo Tiemoue ...

Read More »

Dhageyso:- Barnaamijka Dalka Iyo Dadka

Muqdisho – Barnaamijka dalka iyo dadka waxaan dadweynaha Soomaaliyeed ugu soo gudbinaa macluumaad la xiriira dalka iyo dadka oo aan kolba gees ka eegno. Waxaa soo jeedina Weriye Maxamed Khadar Cabdi. Halkan Hoose Ka Dhageyso:-

Read More »

Dhageyso:- Barnaamijka Bandhiga Dhaqaalaha

Muqdisho – Bandhiga dhaqaalaha waa barnaamij maalinle ah, waxaan diiradda ku saarnaa dhacdooyinka dhaqaalaha iyo ganacsiga ee dalka ama kuwa caalamiga ah ee saameynta leh. Bandhiga dhaqaalaha waxa uu bidhaaminayaa fursadaha ganacsi iyo kuwa dhaqaale ee dalka, waxaana ku marti qaadnaa ...

Read More »

Dhageyso: Warbixin ka hadlaysa sida qofku u midayn karo waxbarasho iyo shaqo

Muqdisho – Dad badan marka ay arkaan arday u socda dugsi wax-barasho waxay durba sawirtaan fursadda uu helay. Hayeeshe, marka lasii daba-galo sheekooyinka ardayda qaar, fursadaha ay helaan kuma dhashaan oo kaliya dareen waalid iyo darajooyin isku mid ah. Halka ...

Read More »

Buffon: “Leicester majecli inaan ku kulanno tartanka Champion League-ga”

Muqdisho – Goolhayaha Juventus, Gianluigi Buffon ayaa kooxda Leicester City ku sheegay tan kaliya uu jecel yahay inuu ka fogaado la kulankeeda kadib markii kooxda heysta horyaalka PL England ay daaqadda kala baxday kooxda reer Spain ee Sevilla. Kooxda Dawacooyinka ayaa 2-0 ...

Read More »

Lakulan: Ninka Jaceylkiisa awgeed baaskiil ugu socdaalay Aasiya ilaa Yurub

Muqdisho – Bishii January 22, sanadkii 1977, 24-jir lagu magacaabo P.K. Mahanandia ayaa safar dhulka ah bushkuleetti ‘Baaskiil’ uga baxay magaalada Delhi ee caasimadda India isaga oo ku tagaya magaalada Boras ee dalka Sweden – si uu ula jiro marwada uu ogaa ...

Read More »

Dhageyso:- Barnaamijka Dalka Iyo Dadka

Muqdisho – Barnaamijka dalka iyo dadka waxaan dadweynaha Soomaaliyeed ugu soo gudbinaa macluumaad la xiriira dalka iyo dadka oo aan kolba gees ka eegno. Waxaa soo jeedina Weriye Maxamed Khadar Cabdi. Halkan Hoose Ka Dhageyso:-

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan