Home / 2017 / April

Monthly Archives: April 2017

Caruusad iska diiday inay guursato caruuskeeda oo isla xafladda ku guursatay nin kale!

Aroos

Muqdisho – Nin caruus ah ayaa la qarracmay inuu indhihiisa ku arko gacalisadiisa oo guursaneysa nin kale – halkii ay isaga ka guursan laheyd xilli xafladdu ay ka soctay hool weyn oo uu kireeyey. Dhacdadan ayaa kasoo shaac-baxday bilowgii toddobaadkan ...

Read More »

Nin afadiisa ku furaya dhalista carruur badan oo uu qadyaan ka joogo!

Furriin

Muqdisho – Sey ayaa la niyad xun kadib markii afadiisa ay noqotay xaamilo kadibna ay dhashay cunug fasax la’aantiisa, marka loo eego dukumenti maxkamadeed oo Nigeria ku taalla. 39-jirka lagu magacaabo Michael Ayinde ayaa dacwad furriin ah ka gudbiyay afadiisa oo ...

Read More »

Gimenez oo shaki lagelinayo safashada kulanka UCL ee Real iyo Atletico

gimenez-cropped_jv54b65mbzh01c98s8keymnri

Muqdisho – Daafaca Atletico Madrid, Jose Gimenez ayaa hardan ugu jiro kamid noqoshada ciyaartoyda kulan Talaadada ay kooxdu kula balansan tahay dhiggeeda Real Madrid ciyaar katirsan Champion League. Gimenez waxaa laga saaray qeybtii hore ee ciyaartii ay kooxdu 5-0 ku xaaqday  ...

Read More »

Alba: “Riyadaydu waa inan waqti badan usii ciyaaro Barcelona.”

Alba

Muqdisho – Laacibka Spain u dhashay ee Jordi Alba ayaa doonaya inuu kusii nagaado kooxda Barcelona waqti badan iyada oo mugdi uu ku jiro mustaqbalkiisa. Alba ayaa ku wareersan gudaha Camp Nou kadib markii laga saaray xulka hore ee naadiga. Waxaana ...

Read More »

Dhageyso:- Barnaamijka Bandhiga Dhaqaalaha

Ramsiga Barnaamijka Bandhiga Dhaqaalaha 11 03 2017

Muqdisho – Bandhiga dhaqaalaha waa barnaamij maalinle ah, waxaan diiradda ku saarnaa dhacdooyinka dhaqaalaha iyo ganacsiga ee dalka ama kuwa caalamiga ah ee saameynta leh. Bandhiga dhaqaalaha waxa uu bidhaaminayaa fursadaha ganacsi iyo kuwa dhaqaale ee dalka, waxaana ku marti qaadnaa ...

Read More »

Campell oo ka hadlay mustaqbalka Ozil iyo Sanchez ee Arsenal

Campell

Muqdisho – Sol Campbell ayaa filaya in Mesut Ozil uu saxiixi doono heshiis cusub, hayeeshe ay muuqato suura-galnimo dhab ah oo ku aadan in Sanchez ka dhaqaaqi doono gegida Emirates ee Arsenal. Labadan laacibka ayaa wali laga dhursugayaa inay heshiis cusub ...

Read More »

Pires oo tilmaamay in Mbappe uu ku biiri doono Arsenal – balse diiday in lala mid dhigo Henry

Mbappe

Muqdisho – Kylian Mbappe, wuu la saxiixan doonaa Arsenal, hayeeshe xirfad-yahankan da’da yar ee Monaco waa inaan lala barbar dhigin laacibkii hore ee Gunner-ka, Thierry Henry, sidaas waxaa yiri Robert Pires. Weeraryahankan 18-jirka ah ee ayaa indhaha horyaallada Yurub soo jiitay taniyo markii ...

Read More »

28 April – Maalinta Caalamiga ee Badbaadada iyo Badqabka Goobaha Shaqada

First Phase Digital

Muqdisho – Maalin kasta, 6,300 oo qof ayaa u dhinta natiijada shilalka ku yimaada howl-maalmeedkooda ama siyaalo kale oo la xiriira – in ka badan 2.3 milyan oo xoogsato ama shaqaale ah ayaa sanadkiiba u geeriyooda. 317 milyan oo shilal ...

Read More »

Dhageyso:- Barnaamijka Dalka Iyo Dadka

Ramsiga Barnaamijka Dalka Iyo Dadka 12 03 2017

Muqdisho – Barnaamijka dalka iyo dadka waxaan dadweynaha Soomaaliyeed ugu soo gudbinaa macluumaad la xiriira dalka iyo dadka oo aan kolba gees ka eegno. Waxaa soo jeedina Weriye  Maxamed Khadar Cabdi. Halkan Hoose Ka Dhageyso:-

Read More »

Waligaa ma is tiri; Carrabkaaga ku jooji Marwaxad kuu shidan?!

Zuu

Muqdisho – Haweeney u dhalatay dalka  Australia, ayaa rikoorka caalamka ku gashay u adeegsiga carrabkeeda inay ku joojiso marwaxad ama dhigdhigo babaneysa, marka loo eego muuqaal lasoo dhigay barta internet-ka. Zoe Ellis, oo sidoo kale loo yaqaan Zoe L’Amore, waxay ...

Read More »