Home / 2017 / April (page 2)

Monthly Archives: April 2017

Wiil yar oo Dallad kaga soo haaday dabaq ay degan yihiin

Muqdisho – Hooyo ayaa qarracan ka qaaday aragtida wiilkeeda oo kasoo dhacay dhismo isasaar ah – kadibna si xun u dhaawacmay. Marka loo eego hooyada, wiilka ayaa daawanayay muuqaal Kartuun ah – oo muujinaya qof kaga soo haadaya dhismo dheer ...

Read More »

Rashford: “Ibrahimovic wuxuu muhiim u yahay tayada kooxda.”

Muqdisho – Xiddiga da’da yar ee Manchester United, Marcus Rashford ayaa sheegay in faa’iidada ku sugan ka garab ciyaarista Zlatan Ibrahimovic sanado badan laga dheefsan doono – isaga oo ku qeexay saaxiibka ay isla weerar tagaan mid aan loo heli karin badal ...

Read More »

Wenger oo huba in Sanchez aan laga iibin doonin koox ka dhisan Horyaalka England PL

Muqdisho – Arsene Wenger ayaa huba in Arsenal aysan koox kala dhisan horyaalka PL England oo ay loolamaan ka iibin doonin laacibka Alexis Sanchez. Laacibka xulka qaranka Chile waxaa si weyn loola xiriirinayaa inuu ka dhamaan doono gegida Emirates – tiiyoo ...

Read More »

Dhageyso:- Barnaamijka Bandhiga Dhaqaalaha

Muqdisho – Bandhiga dhaqaalaha waa barnaamij maalinle ah, waxaan diiradda ku saarnaa dhacdooyinka dhaqaalaha iyo ganacsiga ee dalka ama kuwa caalamiga ah ee saameynta leh. Bandhiga dhaqaalaha waxa uu bidhaaminayaa fursadaha ganacsi iyo kuwa dhaqaale ee dalka, waxaana ku marti qaadnaa ...

Read More »

Matthaus: “Sanchez waa saxiix Bayern Munich ku fiicnaan lahaa.”

Muqdisho – Lothar Matthaus ayaa rumeysan in weeraryahanka naadiga Arsenal, Alexis Sanchez uu dheeraad u noqon karo kooxda Bayern Munich haddii uu kusoo biiro. Heshiiska Arsenal uu kula joogo Sanchez ayaa ku eg bisha June 2018-ka. Waxaana hakad ku jira heshiis kordhin ...

Read More »

Hazard: “Waxaan rabaa inaan dhaliyo goolal badan sida Messi iyo Ronaldo.”

Muqdisho – Eden Hazard, ayaa rumeysan inuu u baahan tahay dhalinta goolal badan haddii uu doonayo gaarista heer lamid ah laacibiinta Lionel Messi iyo Cristiano Ronaldo. Hazard, oo 26-jir ah, ayaa Blues-ka ka caawiyay inay ku sigato hanashada koobka horyaalka PL oo ...

Read More »

25 April – Maalinta Caalamiga ee Duumada

Muqdisho – Maalinta Caalamiga ee Duumada ama Malaariyada waa baraarug guud oo sanad kasta la xuso bisha April 25-keeda – iyada oo lagu garowsado dadaallada caalamiga ah ee lagu maareynayo cudurkan. Duni ahaan, 3.3 bilyan oo ku kala nool 106 ...

Read More »

Dhageyso:- Barnaamijka Dalka Iyo Dadka

Muqdisho – Barnaamijka dalka iyo dadka waxaan dadweynaha Soomaaliyeed ugu soo gudbinaa macluumaad la xiriira dalka iyo dadka oo aan kolba gees ka eegno. Waxaa soo jeedina Weriye  Hanaa Maxamed Maxamuud. Halkan Hoose Ka Dhageyso:-  

Read More »

AC Milan: Gianluigi Donnarumma wuxuu doonayaa in uu sii joogo

Muqdisho – Agaasimaha Isboortiga AC Milan, Massimiliano Mirabelli ayaa shaaca ka qaaday in goolhaye Gianluigi Donnarumma uu doonayo inuu sii joogo garoonka San Siro. Donnarumma ayaa noqday goolhayihii ugu da’da yaraa ee ebid kasoo muuqda Horyaalka Talyaaniga da’diisa ayaa markaas ...

Read More »

Lakulan: Ninka ay 36 sano ku qaadatay sameynta kanaal-biyood dhex maraya saddex buurood.

Muqdisho – Qaadista qiirada ah sare-u-qaadista xaaladaha nololeed ee reerkiisa, Huang Dafa, horfiiqa Caowangba oo ah xaafad yar oo ku hoos qarsan buuraha gobalka Guizhou ee Shiinaha, wuxuu 36 sanadood ka qodayay kanaal biyood gaaraya 10 kilomitar ku dhawaad saddex buurood ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan