Home / 2017 / May (page 2)

Monthly Archives: May 2017

Dhageyso: Barnaamijka Martida Ramadaanka

Martida Ramadaanka waa barnaamij bulshada soomaaliyeed aan ugu soo gudbino  macluumaad bishan barakaysan ku qotoma. Sida warbixin, dhacdooyinkii Islaamka ee taariikhda galay iyo xubinta Qurbe oo aan ku eegi doono habka ay u soomaan bishan muwaadiniinta Soomaaliyeed ee qurbaha ku dhaqan. Fardowsa ...

Read More »

Lamaane Xabsi 25 sanadood u galay Cunsuri-Naceyb ay ku kaceen!

Muqdisho – Lamaane da’yar oo Georgia ku nool ayaa ku dhex ooyay maxkamadda goortii lagu riday xukun 35-sano ah sababtii ay u galabsadeen danbi cunsuri-naceyb ah oo ay ku sameeyeen xaflad dhalasho oo uu dhiganayay wiil madow ah. Kayla Rae ...

Read More »

Marka Dhibanuhu Cafiyo Midka Dhibaateeyey!

Muqdisho – Haweeney lagu dhaawacay dhalo cabitaan xilli ay ku sugneyd baarka Minnesota Applebee – sababta ay af-gurigeeda ugu hadashay awgeed – ayaa waji-ka-waji uga hortimid qofkii dhibaateeyey gudaha maxkamadda; waxayse u fidisay cafis. Jodie Burchard-Risch, oo 44-jir ah waxaa ...

Read More »

Figo oo Messi iyo Ronaldo ku tilmaamay xiddigo istaahila biladda Ballon d’Or.

Muqdisho – Messi iyo Christiano Ronaldo waa labada laacib ee ugu fiican dunida, marka loo eego xiddigii hore ee xulka Qaranka Portugal, Luis Figo. Xiddigaha xulalka Argentine iyo Portuguese ayaa ku socda noqoshada hal-doorrada ku loolamaya abaal-marinta kubadda cagta ugu qaalisan. ...

Read More »

Ronaldo oo qirtay jaceylka uu Messi u hayo – hayeeshe u filaya samigiisa biladda Ballon d’Or.

Muqdisho – Ronaldo ayaa u tix-gelinaya xiddigaha Lionel Messi iyo Cristiano Ronaldo hal-doorro, hayeeshe wuxuu xiddiga Real Madrid ku qorayaa suura-galnimada ah in sanadka loo boqro abaal-marinta Ballon d’Or. Ruug-cadaagii hore ee Qaranka Brazil ayaa saddex jeer ku guuleystay biladda World Player of ...

Read More »

Ramsey oo rumeysan in macalin Wenger sii joogi doono Arsenal.

Muqdisho – Aaron Ramsey ayaa sheegay in macalin Arsene Wenger uu kusii nagaan doono kooxda kadib guushii ay Wembley kaga hantiyeen dhiggooda Chelsea oo ay 2-1 ku sul-daareen. Ramsey ayaa goolkii guusha ku dhaliyay madaxa kagadaal laad uu ka helay Giroud si ...

Read More »

Costa: “Waxaan aadayaa Spain ama ku sugnaanayaa Chelsea.”

Muqdisho – Diego Costa ayaa xaqiijiyay go’aankiisa mustaqbalka Chelsea kadib guul-darradii ay kala kulmeen Arsenal – finaalkii FA Cup-ka, isaga oo qirtay inuu kaliya ka tegi doono Chelsea haddii macalin Conte uu go’aamiyo. Xiddiga Spain ayaa dhaliyay goolkii kaliga ahaa oo ...

Read More »

Fabregas: “Waxaan doorbidaynay ku guuleysiga horyaalka England PL.”

Muqdisho – Cesc Fabregas ayaa sheegay inay doorbidayeen ku guuleysiga koobka horyaalka PL England in ka badan FC Cup-ka – saacado un kadib markii ay ku lumiyeen dhinaca Arsenal. Xiddigii hore ee Gunners-ka kaas oo si weyn ugu riyaaqsanaa horyaalnimada England ...

Read More »

Markay Dadka iyo Dugaagtu Nolosha qeybsadaan!

Muqdisho – Wax ku bilowday shaqo fudud ayaa isku badalay gacaltooyo jaalenimo oo xeel-dheer taas oo dhex-martay nin iyo mid kamid ah miciyaleyda halista ee arlada guudkeeda saaran. 10 sano kahor, Abdullahi Sholeh wuxuu barbaariye u noqday shabeel 3-bilood jir ...

Read More »

Lakulan: Ninka Jidadka ku midabeeya Ubaxyo si ay dadku ugu farxaan!

New York – Albert Einstein oo ahaa aqoon-yahan Yuhuudi-Maraykan ah ayaa wuxuu yiri: “Adduunyada waa meel halis u leh nolosha Aadanaha. Mana ahan inay ku nool yihiin dad xun – waa in dadkii samaha u saaxiibka ahaa aysan gudan mas’uuliyaddii ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan