Home / 2017 / May (page 4)

Monthly Archives: May 2017

Toure: “Waxaan doonayaa inaan howl-gab ku noqdo kooxda Man City.”

Muqdisho – Yaya Toure ayaa sheegay inuu ciyaarihiisa ku dhameysto kooxda Manchester City – oo ayna ku adkaan laheyd xirashada maaliyadda naadi kale. Heshiiska toure ayaa dhacaya bisha July – midkoodna isaga iyo macalin Guardiola ma oga haddii wiilka u dhashay ...

Read More »

Man United oo bartilmaansanaysa Tielemans oo loo badinayo inuu ku biiro Monaco.

Muqdisho – Agaasimaha guud ee kooxda Anderlecht, Herman Van Holsbeeck ayaa xaqiijiyay in laacibka Youri Tielemans uu ka tegi doono naadiga isaga oo ku biiriya Monaco dhamaadka toddobaadkan. 20-jirkan ayaa loo arkaa mid kamid ah xirfad-yahannada kusoo if-baxaya kubadda cagta kaas oo si ...

Read More »

Mertesacker oo ku riyaaqsan kusoo laabashadiisa ciyaaraha.

Muqdisho – Daafaca Arsenal, Per Mertesacker ayaa aad ugu riyaaqsan inuu sameeyo safashadiisii ugu horreysay kadib markii uu kasoo kabsaday dhaawac soo gaaray. Baxnaanada joogtada ah ee ku baxday soo kabsashadiisa ayaa laacibkan ka dhigtay inuusan ka qeyb-galin inta badan xagaaga ...

Read More »

21 May – Maalinta Caalamiga ee Is-dhex-galka Dhaqamada.

Muqdisho – Saddex dalool kamid ah iska hor imaadyada dunida ka jira waxaa lagu celiyaa ku kala duwanaanta dhaqamada, marka loo eego mareegta hey’adda QM. Buuxinta daloolkaas ee ka dhex jira dhaqamada iyo caadooyinka kala duwan waxay lama huraan u ...

Read More »

Bartra: “Mid kamid ah xilliyada ugu fiican xirfaddayda kubadda cagta.”

Muqdisho – Marc Bartra ayaa sameeyey soo laabasho qiiraysan oo kubadda cagta ah maalintii Sabtida kadib markii uu kasoo muuqday xulka hore  Borussia Dortmund u dheelay kulan ciyaareedkii ugu danbeeyey xagaagan. Laacibka Spain u dhashay oo qadka dhexe kaga ciyaaraya naadiga ...

Read More »

Ancelotti oo amaanay xiddigaha Lahm iyo Alonso.

Muqdisho – Maclinka kooxda Bayern Munich, Carlo Ancelotti ayaa ku amaanay  laacibiinta Xabi Alonso iyo Philipp Lahm kubbad-wanaag iyo ciyaar xirfadaysan kadib markii naadigu uu xafladda fariisigooda ku qabtay dabaal-degga hanashada horyaalka Jarmalka. Wiilasha Ancelotti ayaa 4-1 ku dhiftay Freiburg Sabtidii shalay ...

Read More »

Caldaron: “Real Madrid uma baahnaa saxiixashada laacibiin hor leh.”

Muqdisho – Ramon Calderon ayaa sheegaya in Real Madrid aysan xagaagan u baahneyn saxiixyo marka uu furmo suuqa xorta ee kala iibsiga ciyaartoyda. Madrid oo kaabiga ku heysa hanashada koobkeedii 33aad, madaxweynihii hore Bernabeu wuxuu garab istaagay xulka uu diyaarsaday macalin Zinedine Zidane ...

Read More »

Yaxaas cunay baadari rabay in sida – Masiix CS – uu ku dul socdo biyo webi.

Muqdisho – Baadari ayaa ku hordhintay taageerayaashiisa – raacsan diin ahaan, kadib markii uu isku dayay inuu ku dul socdo biyaha sida Masiixa. Baadarigan ayaa isku dayay inuu ku dul socdo biyaha webiga kahor intaysan cunin saddex Yaxaas. Wadaadkan oo ...

Read More »

Lacazette oo xaqiijiyay inuu ka tegi doono kooxdiisa Lyon.

Muqdisho – Alexandre Lacazette ayaa sheegay inuu ka tegayo kooxdiisa Lyon, isaga oo xaqiijiyay inuu wada-hadal la sameeyey kooxda Atletico Madrid. Weeraryahanka reer Faransa ayaa sheegay inuu ka faaruqi doono horyaalka Ligue 1 dhamaadka xagaaga isaga oo Lyon u ciyaaray taniyo markii uu kamid ...

Read More »

Kane oo xagaaga xiga ku taamaya inuu 100 ku af-meero tirsiga gool-dhalintiisa.

Muqdisho – Xiddiga Tottenham, Harry Kane ayaa jeedaalinaya inuu tiigsado rikoorka qarniga ee gool-dhalinta horyaalka PL xagaaga soo aadan – xilli uu ku dhawaaday ku guuleysiga kobaha dahabka. Kane ayaa dhaliyay 4 kamid ah goolashii ay kaga adkaadeen naadiga Leicester City taas oo ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan