Home / 2017 / June

Monthly Archives: June 2017

Maqal:-Barnaamijka Martida Ramadaanka 22- 6 -2017

Martida Ramadaanka waa barnaamij bulshada soomaaliyeed aan ugu soo gudbino  macluumaad bishan barakaysan ku qotoma. Sida warbixin quseysa bishan, dhacdooyinkii Islaamka ee taariikhda galay iyo xubinta Qurbe oo aan ku eegi doono habka ay u soomaan bishan muwaadiniinta Soomaaliyeed ee qurbaha ku ...

Read More »

Xaflad Xiritaan oo loo qabtay ardaydii ka qeyb-gashay Tartankii Qur’an aqris.

Muqdisho – Markii ugu horraysay taniyo markii la aas’aasay idaacadda Himilo ee magaalada Muqdisho, waxaa maanta ay qabatay xaflad tartan xiritaan oo loo qabtay arday gaaraysa 30 kuwaas oo ku tartamay 114 Qur’anka. Tanina waa natiijada ka dhalatay dhowr 10 ...

Read More »

Angel Di Maria oo lagu xukumayo bixinta canshuur uu gacan bidixeeyey xilligii Spain.

Muqdisho – Xiddiga Paris Saint-Germain,  Angel di Maria ayaa la ganaaxay €2m (£1.76m) kadib markii uu qirtay in tiro laba jeer uu ku kacay wax is daba marin dhanka canshuurta la xiriirta. Laacibkii hore Man United ayaa sidoo kale lagu riday xabsi hal ...

Read More »

Cassano: “Donnarumma ma diidi karo dalab uga yimaada Madrid.”

Muqdisho – Goolhayaha AC Milan, Gianluigi Donnarumma maya kuma dhihi karo kooxda Real Madrid haddii ay doonto inay la saxiixato, marka loo eego Antonio Cassano. Real ayaa kamid ah kooxaha lagu soo waramayo inay xiisaynayaan laacibka, kadib markii uu iska diiday inuu ...

Read More »

Munich oo laalaysa isku day kasta oo lagula saxiixan karo Lewandowski.

Muqdisho – Bayern Munich ayaa soo saartay war ay ku sheeegeyso in xiddiga Robert Lewandowski aan idmi doonin inuu ka tago kooxda. Laacibka qaran Poland ayaa lala xiriirinayay kooxaha Manchester United iyo Chelsea kadib markii uu si cad u tilmaamay inuu ku ...

Read More »

Maqal:-barnaamijka tartanka qur’aan aqriska bisha ramaadaan ee idaacadda Himilo.

Idaacadda Himilo  kaalin ayey kaga qaadaneysaa barnaamijkan barashada qur’aanka kariimka, waxaa qabashadiisa taabba-geliyey machadka u adkaysiga musiibooyinka ee magaciisa loo soo gaabiyo SDRI. Halkan hoose ka dhegeyso. Tebintii siddeedaad ee barnaamijka

Read More »

Maqal:-Barnaamijka Martida Ramadaanka 19 06 17

Martida Ramadaanka waa barnaamij bulshada soomaaliyeed aan ugu soo gudbino  macluumaad bishan barakaysan ku qotoma. Sida warbixin quseysa bishan, dhacdooyinkii Islaamka ee taariikhda galay iyo xubinta Qurbe oo aan ku eegi doono habka ay u soomaan bishan muwaadiniinta Soomaaliyeed ee qurbaha ku ...

Read More »

20 June – Maalinta Caalamiga ee Qaxootiga

Muqdisho – Duni rabshaduhu ay kumaankun qoysas ah ku qasbaan inay barakacaan maalin walba, hadda waa waqtigii la tusi lahaa sida loo garab istaagi karo. Si tan loo hir-geliyo, hey’adda QM u qaabilsan qaxootiga ayaa bilowday ol’ole loogu magac daray ...

Read More »

Mihajlovic: “Donnarumma waa inuu joogaa AC Milan.”

Muqdisho – Sinisa Mihajlovic ayaa rumeysan in goolhayaha da’yarka Gianluigi Donnarumma ay ku fiican tahay inuu ku nagaado kuna kobciyo xirfaddiisa kooxda AC Milan. Donnarumma, oo 18 jir ah ayaa ka caraysiiyay taageerayaasha Milan kadib markii shaaca laga qaaday inuusan heshiiskiisa kordhin ...

Read More »

Alves oo heshiis laba sano lagalaya Man City

Muqdisho – Dani Alves heshiis laba sano ah la galay kooxda Manchester City waxaana la filayaa inuu dhankeeda u dhaqaaqo marka xaaladda heshiis ee Juventus la xaliyo. Alves ayaa la kulmay madaxda kooxda Juve si loo dardar geliyo tegitaankiisa. Jariiradda Gazzetta ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan