Home / Idaacadda Himilo / Maqal:-Barnaamijka Martida Ramadaanka 19 06 17

Maqal:-Barnaamijka Martida Ramadaanka 19 06 17

Martida Ramadaanka waa barnaamij bulshada soomaaliyeed aan ugu soo gudbino  macluumaad bishan barakaysan ku qotoma.

Sida warbixin quseysa bishan, dhacdooyinkii Islaamka ee taariikhda galay iyo xubinta Qurbe oo aan ku eegi doono habka ay u soomaan bishan muwaadiniinta Soomaaliyeed ee qurbaha ku dhaqan.

Fardowsa Sheekh Cabdiraxmaan  ayaa soo jeedinaysa.

Halkan hoose ka dhegeyso:-

About radio himilo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*