Home / 2017 / June (page 5)

Monthly Archives: June 2017

Faallo: Saboolnimada iyo Siyaad-xumida.

Muqdisho – Mahadhada ay reebaan abaaraha dalka kusoo rakaadma tirsiga gu’yaalaha is xiga waxay noqdeen kuwa iska daba yimaada dhowr sano kadibba. Dadka oo u badan xoola-dhaqato iyo dalka oo jugraafi ahaan ku yaalla dhul ooma-soore ah ayaa abaaraha u ...

Read More »

Costa oo albaabada u furaya ku biirista Atletico.

Muqdisho – Diego Costa ayaa iska diiday inuu ku biiro horyaalka Shiinaha Chinese Super League – hayeeshe wuxuu albaabada u furtay ku laabashada kooxda Atletico Madrid. Macalinka Chelsea ayaa u sheegay laacibkan uu fasax yahay xagaaga soo aadan oo uu raadsan karo ...

Read More »

Buffon oo kuwa neceb Juventus ka faanaya.

Muqdisho – Gianluigi Buffon ayaa iska xooray taageerayaasha Talyaani ee aan Juventus u sacabo tumin finaalihii Champion League. Taageerayaasha Seria A ayaa kala qeybsamay markii Marwad Duqda ah 4-1 looga adkaaday finaalka UCL. Hayeeshe goolhayaha ayaa sheegay inuusan sameyn lahayn wixii ...

Read More »

Dhageyso: Barnaamijka Martida Ramadaanka 11 06 17

Martida Ramadaanka waa barnaamij bulshada soomaaliyeed aan ugu soo gudbino  macluumaad bishan barakaysan ku qotoma. Sida warbixin quseysa bishan, dhacdooyinkii Islaamka ee taariikhda galay iyo xubinta Qurbe oo aan ku eegi doono habka ay u soomaan bishan muwaadiniinta Soomaaliyeed ee qurbaha ku ...

Read More »

Mehrez oo raba in Barcelona uu ku biiro.

Muqdisho – Laacibka naadiga Leicester City, Riyad Mahrez ayaa sugaya in Barcelona ay u sameyso codsi ah inuu ku biiro xilli uu jeedaalinayo ka tegista horyaalka PL England, marka loo eego  Sport. Mahrez ayaa lagu soo warramayaa inuu dalab ka helay kooxaha ...

Read More »

Bakayoko oo ku biiraya Chelsea.

Muqdisho – Tiemoue Bakayoko ayaa lagu wadaa in adduun dhan £35 million uu kaga guuro kooxdiisa Monaco isaga oo ku biiraya kooxda Chelsea. Antonio Conte ayaa Bakayoko ka dhigay xulashada uu doorbidayo inuu ku xoojiyo qadka dhexe ee naadiga, heshiiskana waxaa lagu qeexay ...

Read More »

United oo heshiis kula gaaraysa Benfica saxiixashada daafaca Victor Lindelof.

Muqdisho – Manchester United ayaa heshiis ku saabsan qaadashada daafaca Victor Lindelof la gaartay naadiga Benfica, sida ay xaqiijisay. Ku biirista laacibkan 22 -jirka ah ee Sweden u dhashay wuxuu marayaa heerkii ugu danbeeyey ee hubinta tijaabada caafimaadkiisa. Waxaa la werinayaa in ...

Read More »

Idaacadda Himilo oo qabanaysa Munaasabad lagu furayay tartan Quran Aqris.

Muqdisho – Munaasabad lagu furayay tartan Qur’an oo ay soo qaban qaabisay idaacadda Himilo ayaa lagu qabtay isla xarunta warbaahinta. Mas’uuliyiin kala duwan oo isugu jira lakabyada ugu sarreeya idaacadda, Jaamacadda Muqdisho; waalidiin iyo ardayda ka qeyb-gali doonta tartanka. Munaasabadda ...

Read More »

Magaalo iska diiday in sawirro lagu galo dhexdeeda – Quruxsanaanteeda awgeed!

Muqdisho – Dhacda buuraha Alpa una dhow kob-dalxiiseedka St. Moritz, Bergün/Bravuogn waa mid kamid ah xaafadaha buuraleyda kuwa ugu qurux badan ee qaaradda Yurub. Aad u qurux badan, oo dhabtii sawirrada laga qaaday ee lagu baahiyo baraha bulshada ay dad badan ka ...

Read More »

Deschamps: “Ma canbaaraynayo Lloris – wuuse og yahay gefkiisa.”

Muqdisho – Didier Deschamps ayaa ku hal-adag inuusan dhaleeceynin kabtanka xulka Qaranka Faransiiska, Hugo Lloris xilli uu fursad uu dayacay ay Sweden u fududeysay inay guul muhiim ah ka gaarto. Labada xul ayaa ku wada Group A, ciyaartii dhacdayna waxay 2-1 ku ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan