Home / 2017 / June (page 9)

Monthly Archives: June 2017

Wenger oo sheegay inuu ka helo laacibka Riyad Mahrez.

Muqdisho – Arsene Wenger ayaa qirtay inuu diyaar u tahay u dhaqaaqista weeraryahanka Leicester, Riyad Mahrez. Macalinka Arsenal ayaa ku fashilmay isku day uu taageero kaga rabay Jamie Vardy si uu u keeno gegida Emirates. Hayeeshe laacibka xulka Qaranka Algeria ayaa sheegay inuu ...

Read More »

Alba: ” Valverde waa macalin geesi ah.”

Muqdisho – Jordi Alba ayaa huba in waqti macaan uu ku hoos qaadan doono tababaraha cusub ee Barcelona, Ernesto Valverde kadib waqti an wacneyn oo uu la qaatay macalinkii hore ee naadiga  Luis Enrique. Alba, oo 28-jir ah ayaa qirtay waqtiga qaraar ...

Read More »

Wenger: “Ozil iyo Sanchez waxay joogayaan Arsenal.”

Muqdisho – Macalin Arsen Wenger ayaa ku niyad weyn in Alexis Sanchez iyo Mesut Ozil aan idmi doonin inay ka tagaan gegida Emirates. Mustaqbalka labadan laacibka ayaa ku jira hubaal la’aan tiiyoo heshiiska ay naadiga kula jiraan uu ku yimid sanadkii ...

Read More »

Dhageyso: Barnaamijka Martida Ramadaanka 01 06 17

Martida Ramadaanka waa barnaamij bulshada soomaaliyeed aan ugu soo gudbino  macluumaad bishan barakaysan ku qotoma. Sida warbixin quseysa bishan, dhacdooyinkii Islaamka ee taariikhda galay iyo xubinta Qurbe oo aan ku eegi doono habka ay u soomaan bishan muwaadiniinta Soomaaliyeed ee qurbaha ku ...

Read More »

Maynu Adeegsanno Awoodda Wax Cafinta!

Muqdisho – Xusuusnow, uma cafisid dadka naftooda aawadeed – waxaad u cafisaa naftaada awgeed. Cafintu micnaheedu ma ahan inaad iska hilmaanto wixii ku dhacay – kamana dhigna inaad dirayso farriin ah in wixii laguugu sameeyey ay sax aheyd. Balse waa ...

Read More »

Henry: “Arsen Wenger waa inuu ku guuleystaa horyaalka England PL.”

Muqdisho – Thierry Henry ayaa sheegay in macalin Arsen Wenger uu u baahan yahay ku guuleysiga horyaalka PL kadib markii mustaqbalkiisa Arsenal lagu xaliyay heshiis laba sano oo dheeri ah. Macalinka ayaa cusbooneysiiyay heshiiskiisa maalinta Arbacada kagadaal markii kooxdu ka hartay ...

Read More »

Del Piero: “Juve mahabaarna – wayna qaadaysaa koobka UCL.”

Muqdisho – Xiddigii hore ee Marwada Duqda lagu naaneyso ee Juventus, Alessandro Del Piero ayaa rumeysan inaysan kooxdu habaar-qabin – oo ay iska hilmaamaan guul-darrooyinkii danbe ee looga qaaday afar finaal oo ay soo xaadireen Champion League si ay sanadkan ugu ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan