Home / 2017 / July (page 10)

Monthly Archives: July 2017

Jose Mourinho oo doonaya in uu 15 sano sii joogo Manchester United.

Jose Mourinho ayaa qiray in uu doonayo in uu  sii joogo Manchester United shan iyo tobanka isaga oo fahansan in ay adagtahay in uu macalin sidaa sameeyo . Macalinkan Portuguese-ka u dhashay horay uma dhicin in uu koox joogo wax ...

Read More »

West Ham United oo ku dhow soo xero-galinta laacibkii Man U Javier Hernandez.

Muqdisho – West Ham ayaa rajaynaysa in ay soo gabagabayso saxiixa Chichirito toddobaadkan kaas oo kaga imaanaya kooxda Bayer Leverkusen ee dalka Jarmalka, sida ay warinayaan ilo wareedyo ay heshay Sky. Tababaraha Hammers-ka, Slaven Bilic ayaa doonaya in uu xoojiyo ...

Read More »

Kieran Trippier oo shan sano oo heshiis ah u saxiixay Tottenham Hotspur.

Muqdisho – Daafaca Tottenham Hotspur ee Kieran Trippier ayaa mustaqbalkiisa u hibeeyay kooxda isaga oo saxiixay heshiis waqti dheer ah. 26 jirkaan ayaa ol’olaha xagaagii dhamaaday ahaa dooqa koobaad ee garabka midig – isaga oo ka faa’iidaystay dhaawac soo gaaray ...

Read More »

18 July – Maalinta Caalamiga ee Nelson Mandela.

Muqdisho – Sanad kasta 18 July – oo ah markii uu dhashay Nelson Rolihlahla Mandela – ayaa QM waxay shaqsiyaadka adduun-weynaha weydiisataa inay taariikhdan u aqoonsadaan Maalintii Mandela iyaga oo is-baddal ka sameynaya bulshooyinkooda. Qof kasta wuxuu leeyahay kartida iyo ...

Read More »

15 July – Maalinta Caalamiga ee Xirfadaha Dhalinyarada.

Muqdisho – 15 July sanad kasta waxaa dunida laga xusaa Maalinta Caalamiga ee Xirfadaha Dhalinyarada si loo weyneyno doorka da’yartu ku leeyihiin horumarka iyo kobaca dhaqaaalaha ee wadamadooda. Ujeedada ugu weyn ee Maalintan ayaa sida wacyiga door ahaaneed ee awoodda ...

Read More »

Warbixin – Sida loo arko wax-qabadka Qurba-joogta Soomaaliyeed.

Muqdisho – Taniyo markii uu soo gurya-noqday, Abdirizak Xasan Maxamed wuxuu ku shaqo bilaabay aqoontii uu kasoo bartay dibadda. Waana mid uu ku doonayo inuu ku badalo ku tiirsanaanta dadkeennu ku tiirsanaaday aqoonta shisheeyaha. “Waxaan soo bartay cilmiga badaha, waxaana ...

Read More »

11 July – Maalinta Dadyowga Caalamka.

Muqdisho – Maalinta Caalamiga ee Dadyowga taas oo raadisa inay diiradda saarto dardar-gelinta ah iyo muhiimadda xaaladaha dadyowga waxaa markii ugu horreysay dhistay Guddi QM u qaabilsanaa horumarinta barnaamijyada sanadkii 1989. Taniyo markaasna, Maalintan waxaa loo asteeyey 11 July sanad ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan