Home / 2017 / August (page 15)

Monthly Archives: August 2017

Diego Costa oo aan wali imaan tababarka kooxda Chelsea.

Muqdisho – Diego Costa ayay wararku sheegayaan in uusan qeyb ka aheyn kooxdii dib ugu soo laabatay tababarka Chelsea maanta oo Talaado ah. Tababare Antonio Conte ayaa siiyay ciyaartoydiisa maalmo fasax ah kadib markii ay kusoo laabteen UK dabadeed maalmihii ...

Read More »

Laacib Muslima ah oo kooxdiisa kaga tagaya astaanteeda Macatabka

Muqdisho – Ku biirista kooxda Macedonian-ka laba toddobaad kahor, laacibka Muslimka u dhashay dalka Albania, Florent Osmani ayaa go’aansaday inuu isaga tago Skopje – isaga oo yiri lama istaagi karo astaanta macatabka. “Astaanta kooxda ayaa leh macatab oo aan mar ...

Read More »

Mushkiladda heysata Qoysaskeenna Yurub ku nool.

Muqdisho – Dhaqankeennu wuxuu hadiyo jeer ahaa mid ku ilaashan isku xirnaanta iyo ka tilmaansiga hiddaha xeesha dheer ee awoowayaasheen. Dhaqanku wuxuu lahaa xeer iyo shuruuc degsan oo lagu wada arooro iyo hidde, dhaxal ahaan, lagaga daydayo jiilalkeennii hore. Marna ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan