Home / 2017 / September

Monthly Archives: September 2017

Yaa hoggaaminaya gool-dhalinta hortyaalka Spian ee La Liga?.

Muqdisho – La Liga ayaa maraya meel xiiso leh, kooxda Barcelona ayaana hor boodeysa horyaalka, bilaabasho 100% ah ayeyna kula kowsatay sanadkan. Laacibka Barcelona, Lionel Missi ayaa hoggaaminaya gool-dhalinta La Liga isaga oo dhaliyay sagaal gool lix kulan oo uu ...

Read More »

Yaa horboodaya gool-dhalinta horyaalka wadanka Talyaaniga ee Serie A ?

Muqdisho – Horyaalka wadanka Talyaaniga ayaa sandkan u muuqda mid ka xiisa badan sanadihii hore kooxaha magaalada Milan ee Inter iyo AC Milan ayaana la filyaa in ay sandkan ka roonaadaan sanadihii hore. Napoli ayaa hoggaamineysa horyaalka waxeyna markan ka ...

Read More »

De Gea oo aaminsan in kalsoonidu ay keeni karto guusha Manchester United.

Muqdisho – United ayaa wali baaqi ku ah in aan laga badin horyaalka Premier League sanadkan, iyada oo shan mar badisay hal marna gashay barbar dhac lix kulan oo ay ciyaartay xagaagan, De Gea ayaana laga dhaliyay labo gool oo ...

Read More »

Faa’iidada laga helo cunista Malabka.

Muqdisho – Markii Alle uu Qur’ankiisa noogu sheegay inuu Shinnida ugu wax-yooday inay hoy ka dhigo buuraha iyo geedaha iyo wixii soo raaca – kadibna ay cunto miraha oo dhan, wuxuu Eebe nooga soo saaray sharaab kala duwan midab ahaan ...

Read More »

Faa’iidooyinka laga helo cunista Sabiibka.

Muqdisho – Sabiibka oo afka qalaad lagu yiraahdo raisins, wuxuu ku jiraa qudaarta faakihaysiga loo cuno. Balse in badan kamid ah faa’iidada caafimaad ee ku jirta lama socdaan. Waxaana jira faa’iidooyin aan lasoo koobi karin oo kugu sii qasbaya inaad ...

Read More »

Induniisiya – Qashin ku beddelo Ceymis Caafimaad oo bilaash ah.

Muqdisho – Si dadka loogu muujiyo in daryeelka aas’aasiga ah ee caafimaadka uusan qaali noqon karin iyo in qashinku uu leeyahay qiimo sarreeya, hal-abuur da’yar Induniisiyan ah ayaa la yimid fikrad mira-dhal ah oo dadka saboolka ah u sahlaysa inay ...

Read More »

Doorka aqoon-yahanka iyo ganacsatada iyo kahor-tagga tahriibka.  

Muqdisho – Markii ugu horreysay oo aan meel ka baxsan dalka kula kulmo da’yar tahriib u geyfan waxay ahayd sanadkii hore kolkii wiil yar oo kasoo jeeda qoys nolol ahaan iska ladan aan kula kulmay magaalada Nairobi. Wuxuu safar qarsoodi ...

Read More »

Qalliinyaqaan Muslim ah oo loo aqoonsaday hal-curiyaha sanadka.

Muqdisho – Qalinyahan Muslim ah oo ku nool Mississauga ayaa ku guuleystay abaal-marinta hal-curiyaha sanadka 2017 – oo ah mid ay bixiso Iskaashatada EPSO laguna aqoonsado howlkarnimada iyo qalliimada daweynta cudurrada aadka ugu daran indhaha. Dr. Iqbal K. Ahmed  waxaa abaal-gudka ...

Read More »

Masha Allah – Nin si cajiib leh ugu muslimay gacanta nacab Islaamka.

Muqdisho – Nin maqlay yeermada hoggaankii hore ee Leegada Difaaca England, Tommy Robinson  oo fogaan-araga qaranka kaga soo muuqday isaga oo nuqul kamid ah Qur’anka haya – una sheegaya dadka inay aqriyaaan, ayaa waanadiisa u qaatay si dhab ah: wuuna islaamay. ...

Read More »

Macalin Pochettino oo ka dhawaajiyay in Harry Kane uu ka fiican yahay CRonaldo.

Muqdisho – Tababaraha Tottenham Hotspur, Mauricio Pochettino ayaa soo jeediyay in Harry Kane uu yahay ciyaaryahan ka fiican “afar jeer ninka  ku guuleystay abaal-marinta Ballon d’Or ee Cristiano Ronaldo. 32-jirkan reer Portugal ayaa dhaliyay 410 gool tartamada oo dhan sideed ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan