Daily Archives: September 9, 2017

Atletico oo ku niyadsan soo xero-gelinta laacibka Chelsea, Diego Costa.

Muqdisho – Atletico Madrid ayay wararku sheegayaan in ay qorsheynayso in ay si toos ah ugu dhaqaaqdo ciyaaryahanka weerarka uga ciyaara kooxda Chelsea, Diego Costa marka ay FIFA-ka qaado ganaaxa bisha January. Madax-weynaha Rojiblancos, Enrique Cerezo ayaa yiri “Waan ku ...

Read More »

Isco oo heshiis cusub la galaya Real Madrid.

Muqdisho – Madax-weynaha kooxda Real Madrid, Florentino Perez ayaa sheegay in kooxdu ay ku dhawaaqi doonto dhawaan heshiiska ciyaaryahanka qadka dhexe ee Isco oo u dhashay waddanka Spain. Isco ayaa diiradda u saarnaa labada kooxood ee  Manchester United iyo Tottenham ...

Read More »

Roberto Martinez: Romelu Lukaku wuxuu diyaar u yahay hoggaaminta Man United

Muqdisho – Belgian-kan heeraka caalami ayaa usoo dhaqaaqay Old Trafford isaga oo kaga yimid  Everton lacag dhan £75m oo lacagta Ingriiska ah. Martinez oo weeraryahankan ku soo maamulay Everton ayaa dareesan tayada uu xiddigan u leehay hoggaanta koox weyn sida ...

Read More »

Haweeney gaarigeeda iskaga wax-yeeleysay sigaar ay cabaysay oo ku gubtay.

Muqdisho – Haweeney ayaa la yaab gelisay dad badan markii la sheegay in sigaar ay cabaysay uu qarax ka dhex dhaliyay gaarigeeda, marka loo eego booliska UK. Adeegga gurmadka degdegga ah ee Essex Fire Service ayaa sheegay in falku uu ...

Read More »

Gabar dhaawacday wiil oo si yaab leh looga dhaafay danbigeeda.

Muqdisho – Boolis ayaa ku dhawaaqay inaysan abaal-marin doonin gabar lagu heysto inay qeyb ka aheyd toorreynta wiil la dhigta iskuulka – waayo waxaa dhalay ma’suul diblomaasi ah. Bileyska Washington D.C. ayaa sheegay in falkani uu soo shaac-baxay maalintii Talaadada kadib ...

Read More »

Daawo sawirrda – 80-jir leh timo dherer la’eg 3 mitir

Muqdisho – 22 sano kahor, Trinh Thi Nghien oo 81-jir ah waxay bilowday inay sii dayso koritaanka timaheeda. Tani iyo markaasna, maysan joogsanin. Muuqaalka laga soo qaaday timaheeda oo dherer ahaan gaaraya 3 mitir ayaa ku baahay baraha bulshada, dadka ayaana ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan