Daily Archives: September 14, 2017

Mourinho oo wada-hadal la furaya Mesut Ozil.

Muqdisho – Tababaraha Manchester United, Jose Mourinho ayaa lagu soo warramayaa inuu doonayo in uu wada hadalo qandaraas ah la yeesho qadka dhexe ee kooxda Arsenal, Mesut Ozil. Heshiiska haatan uu ku joogo laacibkan reer Jarmal waqooyiga London ayaa dhacaya ...

Read More »

Leon Osman: ‘Everton waxay ku fashilantay inay beddel u hesho booskii Lukaku.’

Muqdisho – Everton ayaan helin badelka  Romelu Lukaku kadib markii uu weeraryahanka xagaagan u dhaqaaqay Manchester United, sida laga soo xigtay Leon Osman. Ciyaaryahankan heerka caalami ee dalka Belgium ayaa saameyn degdeg ah ku yeeshay Old Trafford ka dib markii ...

Read More »

Ban-dhigga Buugaagta oo maalintii 2aad socda.

Muqdisho – Maalintii labaad waxaa Muqdisho ka socda ban-dhiga buugaagta ee Mogadishu Book Fair kaas oo maalintii shalay ahaa soo bilowday. Sida caadadu ahayd, bandhigga maanta wuxuu isugu jiray khudbado kookooban, fikir is-weydaaris, falan-qeynta mowduucyada bulshada la xiriira iyo ugu ...

Read More »

Gidaarkii wada cunid la’aanta oo dumay waddanka Hindiya.

Muqdisho – Haweenka wadanka Hindiya oo markii ugu horreysay Qoyskooda si wada-jir ah wax ula cunaya. Cuntada ayaa si wadajir ah loo keenay miiska qadada iyada oo dhammaan qoysku ay soo fariisteen hareeraha iyaga oo sheekeysanaya: iskuna marxabeynaya. Laakiin, dhaqan ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan