Home / Tafsiirka / Maqal:- Casharka Tafsiirka Qur’aanka Idaacadda Himilo “Darsiga 100aad”
Tafsiirka

Maqal:- Casharka Tafsiirka Qur’aanka Idaacadda Himilo “Darsiga 100aad”

Hawlaha baahineed ee  idaacadda himilo, waxaa gadda hore kaga jira  barnaamijyo diini ah kuwaas oo isugu jira Fiqi, Xadiith, Siiro, Tafsiirka Qur’aanka Kariimka,  iyo mawaadiic kale oo aan danta dadweynaha u aragno.

Dhammaan qeybahaas waxaan bilownay inaan galino webka/bogga idaacadda si ay u gaaraan ama uga faa’iideystaan muwaadiniinta soomaaliyeed ee dal iyo dibedba jooga intooda u fursad  hela iney boggeena booqdaan.

Tafsiirka qur’aanka ayey qeybtan  gaar u tahay waxaa tafsiirkan duubay alle ha ka abaal mariyee  Dr Sheekh Axmed Sheekh Xasan Sheekh Qudubi oo ka mid ah culimada soomaaliyeed ee caanka ah.

Maqal Casharka 100aad

About radio himilo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*