Home / 2017 / September (page 2)

Monthly Archives: September 2017

Man City oo Etihad Stadium ku garaacday Shakhtar.

Muqdisho – Manchester City ayaa Etihad Stadium guul muhiim ah kaga gaartay kooxda Shakhar si ay kooxda Guardiola u sii joogtayso guulihii xidhiidhka ahaa oo ay ku guda-jirtay  tartamada oo dhan. Qeybta hore ee ciyaarta ayaana la iska dhalin wax ...

Read More »

Liverpool oo mar kale barbaro ka heshay Tartanka Champions League.

Muqdisho – Kooxda Liverpool ayaa wali natiijo Guul ah kasoo hoyn Tartanka Champions Leaque waxayna barbaro 1-1 ah la soo gashay kooxda Spartak Moscow. Liverpool ayaa wali ku dhibaatoonaysa koobka ay sanadahaan ka qeybka tahay ee UCL-ga . Waxay heshay ...

Read More »

Maxkamad furriinka lammaanaha ku xiraysa inay galaan imtixaan.

Muqdisho – Furriintu ma ahan wax fudud, hayeeshe wuxuu kasii adag yahay Maxkamadda Yibin People’s Court oo ku taalla gobalka Sichuan, halkaas oo hal garsoore  uu dhawaan dhaqan-geliyay imtixaan furriin oo labada lammaane ay qasab tahay inay ku dhacaan si ...

Read More »

Muslimiinta Rohingya – Gaajada iyo Hoy la’aanta waxaa usii dheer Kufsi ba’an.

Muqdisho – Daraasin haween Muslimiin Rohingya ah waxaa kufsaday ciidamada militariga Burma xilli tira-yartani wajahaan wax ay QM ku tilmaantay Buugga Isir-sifeynta oo kaga imaanaya dalka Buudiska u badan ee Myanmar. Niranta Kumar, oo katirsan IOM ayaa sheegtay in kiisaska ...

Read More »

Induniisiya – Haween 100 karbaash lagu dhiftay markii ay Shareecada ku xad-gudubtay.

Muqdisho – Haweeney ayaa dadweynaha hortooda lagu karbaashay 100 jeer markii ay aad ugu dhawaatay nin aan qabin oo anjabi ka ah. Haweeneydan lagu magacaabo Mazidah oo ku nool Lhokseumawe waa 30-jir. Waxaana lagu eedeeyey inay ku xad-gudubtay Shareecada Islaamka oo ...

Read More »

Lammaane 7 gabdhood isku dhalay oo wiil ay iibsan rabeen loo xiray.

Muqdisho – Lammaane aad ugu han-weynaa helidda wiil ay korsadaan ayaa go’aansaday inay ka iibsadaan kuray suuqa madow kadib markii ay dhaleen gabdho badan. Lammaanahan u dhashay dalka Shiinaha ayaa adduun dhan 2,000 yuan oo u dhiganta $14,000 ku doonayay inay ...

Read More »

Hooyo naafo u noqotay badbaadinta Bisad yar oo halis ku jirta.

Muqdisho – Hooyo saddex dhal ah ayaa laga yaabaa inaysan dib u socon kadib markii ay kasoo dhacday geed xilli ay badbaadinaysay bisad yar. Hooyadan u dhalatay Australia ayaa noqotay naafo kadib markii ay fuushay geed ay saarnayd bisad yar ...

Read More »

Nidaamka Calmaaniyadda Qabiilka.

Muqdisho – Mar alaaliyo markii waddanka uu gudo-galay marxaladdii burburka, waxaa jab ku yimid oo dowladii la burburay nidaamka lagu xukumo oo dowlad walbo ay qasab ahayd inay ku ilaaliso waddanka. Waxaana uu ahaa kii hore hanti-wadaag oo la isku ...

Read More »

Alonso oo xaqiijiyay qorshaha uu ugu dhaqaaqayo maamulka kubada cagta.

Muqdisho – Xiddigii hore ee Liverpool iyo Real Madrid, Xabi Alonso ayaa ku dhawaaqay inuu ka shaqeynayo inuu noqdo tababbare. Xiddiga reer Spain ayaa ka fariistay ciyaaraha dhammaadka xilli-ciyaareedkii hore ka dib saddex sano oo uu joogay Bayern Munich. Intii ...

Read More »

Bolton Wanderers oo  heshiis kala saxiixatay Karl Henry.

Muqdisho – Bolton oo heshiiska waqti dheer u saxiixday Henry. Bolton Wanderers ayaa ku dhawaaqday saxiixa Karl Henry heshiis waqti gaaban ah. 34-jirkan oo horey tababar ugu soo qaatay West Bromwich Albion, ayaa ahaa wakiil lacag la’aan ah tan iyo ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan