Home / 2017 / September (page 3)

Monthly Archives: September 2017

Tottenham bar-tilmaameedkeedii Suso oo heshiis cusub ka saxiixatay AC Milan

Muqdisho – Xiddiga diiradda u saaran Tottenham, Suso ayaa heshiis cusub u saxiixay kooxda AC Milan Ciyaaryahankii hore ee qadka dhexe Liverpool, Suso ayaa qandaraas cusub u saxiixay AC Milan. 23 jirkan ayaa lala xiriirinayay inuu u dhaqaaqayo Tottenham Hotspur ...

Read More »

Jose Mourinho oo  doonaya inuu heshiisyo ka  saxiixo Fellaini iyo Rashford

Muqdisho – Tababaraha Manchester United, Jose Mourinho ayaa lagu soo warramayaa inuu doonayo inuu heshiis cusub ka  saxiixdo Marouane Fellaini iyo Marcus Rashford ka hor inta uusan suuqa kala iibsiga furmin bisha Janaayo. Tababaraha reer Portugal ayaa la rumeysan yahay ...

Read More »

Kaalinta Bukaan-la-roorayaashu ay kaga jiraan gargaarka deg-degga ah.

Muqdisho – Dad badan waxay aalaaba anbalaasta ku qeexaan gaadiid afar lugood leh oo loo adeegsado in lagu daabulo dhaawaca iyo kuwa xanuunsan. Xaqiiqdii, ereyga ambalaas waxaa loo qeexi karaa mid guda ballaaran. Kuma koobna oo kaliya gaari dhigaha kore ...

Read More »

Dhibta iyo halista xilliyada roobka ka curtaan geyigeenna.

Muqdisho – Tilmaamaha laga bixiyo aragtida dhiiqada iyo wasaqda xilliyada roobku curto waxay u muuqdaan inaysan kala fogeyn. Dadka oo la qabsaday iyo maalmaha yar ee dhiiqada iyo uskaga ka dhasha oo in yar kaddib ku idlaada oogada dusheeda ayaa ...

Read More »

Gerrard: “Waan u sheegay Rafa in Barry uusan beddeli karin Alonso.”

Muqdisho – Steven Gerrard ayaa sheegay inuu kala hadlay macalinkii hore ee Liverpool saxiixa uu la yeeshay Gareth Barry. Alonso ayaa ka tagay naadiga sanadkii 2009 marki uu u dhaqaaqay Real Madrid maadaama muddo shan sano ah uu joogay Liverpool, hayeeshe Gerrard  ayaa qaba ...

Read More »

Cavani oo adduun lacageed ku diiday inuu gool-ku-laadyada ku wareejiyo Neymar

Muqdisho – Cavani ayaa iska diiday inuu adduun lacageed dhan €1 million iskaga dhaafo tuurashada gool-kulaadyada rigoorayaasha ah una daayo Neymar, marka loo eego El Pais. Laacibka Uruguay ayaa heli kara adduun lacageed marka uu ku guuleysto gooldhaliyaha kooobaad ee xagaaga, hayeeshe ...

Read More »

Askari toogtay gabar uu jeclaa oo diiday inuu guursado.

Muqdisho – Sarkaal boolis kaas oo ay u cuntami weyday in gabar uu jeclaa ay diiday ayaa go’aansaday inuu dilo. Simon Njoroge Njau oo dalka Kenya ku nool wuxuu la kulmay Anne Wanjohi, oo 23-jir ah. Labaduba waxay bilaabeen inay xiriir ...

Read More »

Nin is-gubay markii saf bangi uu ku dheeraaday!

Muqdisho – Nin ku nool dalka Australia ayaa malaayiin Doolar qasaariyay gudaha Bangiga kadib markii uu dab isku qabtay – waayo waxaa ku dheeraaday safka loogu jiro adeegga bangiga. 22-jirka lagu magacaabo Nur Islam oo ku nool Melbourne, wuxuu sugaalka ugu jiray ...

Read More »

Haweeney maqaayad ku dacwanaysa sababta dhimasho ee Eygeeda.

Muqdisho – Haweeney ayaa dacwad ka gudbinaysa maqaayad kadib markii eygeeda uu u dhintay shaah kulul oo uu ku gubtay. 58-jirta lagu magacaabo Deanna Salas-Solano oo ku nool Colorado ayaa dacwad u gudbisay maxkamadda Denver District Federal Court. Waxay raadinaysaa adduun dhan ...

Read More »

Gabar Jiir u karisay qoyska ay ku shaqeyso si ay kaga aarsato!

Muqdisho – Gabar da’yar oo ku nool dalka Benin ayaa laba jiir u dishay si ay bariis ugu kariso kadibna u siiso reerka kaabe shaqaalaheeda – waayo waxay doonaysay inay aargudato. 15-jirtan oo magaceeda lagu sheegay Felicia kuna nool Cotonou waxaa lagu ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan