Home / 2017 / October

Monthly Archives: October 2017

31 October – Maalinta Caalamiga ee Magaalooyinka.

Muqdisho – Maalinta Magaalooyinka Caalamka waxaa 27 December sanadkii 2013-ku dhawaaqay Kal-fadhiga Guud. Taniyo markaas 31 October sanad kasta ayaa loo dabaal-degaa. Hal-ku-dhegga guud ee Maalinta Caalamiga ee Magaalooyinka waa magaalo fiican iyo nolol hagaagsan, waxaana looga golleeyahay in lagu ...

Read More »

Mourinho oo ka walaacsan heshiiska sii dhamaanaya ee Marouane Fellaini

Muqdisho – Tababaraha kooxda Man Utd, Jose Mourinho ayaa qiray in uu ka walwalsanyahay heshiiska laacibkiisa qadka dhexe ee Marouane Fellaini kaas oo kamid ah xiddigaha uu sida gaarga ah u ixtiraamo. Heshiiska Fellaini ayaa idlaanaya dhammaadka xili ciyaareedkan, kadib ...

Read More »

Lionel Messi oo aan ku faraxsanayn go’aanka Valverde ku ciyaarsiiyay Gomes.

Muqdisho – Lionel Messi ayaan ku faraxsaneyn go’aankii Ernesto Valverde uu ku ciyaarsiiyey Andre Gomes kulankii Barcelona iyo Athletic Bilbao ee Sabtidii. Taasi waa sida laga soo xigtay wargeyska Isbaanishka ah Don Balon kaas oo sheegay in xiddiga reer Argentine ...

Read More »

Aston Villa, Leicester iyo West Brom oo xiisaynaya Carrick.

Muqdisho – Kooxaha Aston villa, Leicester iyo West Brom ayaa xiiseynaya heshiis ay ka helaan ciyaaryahanka qadka dhexe ee Manchester United, Michael Carrick. Carrick ayaa u saxiixay hal sano oo heshiis ah Manchester United, wuxuuna sanadkan hal kulan u ciyaaray ...

Read More »

Nin Saddex sano geed ku dul noolaa oo dhulka ugu danbeyn lasoo dhigay!

Muqdisho – 47-jir ku nool degmada La Paz ee gobalka Agusan del Sur, dalka Filibiin waxaa dhulka uu cagaha soo dhigo ugu danbeysay sanadkii 2014-ka kahor inta uusan ku korin geed dheer oo gurigiisa ku agyaal. Taniyo markaas dhulka sooma booqan, ...

Read More »

Guusha Man United ka gaartay Tottenham maxay kaga dhigan tahay?!

Muqdisho – Manchester United ayaa guul 1-0 ah ka gaartay Tottenham Hotspurs kulankii Isbuucaan ugu adkaa horyaalka England Premier League . Man United ayaa garoonkeeda ku adkaatay iyadoo markale shabaqa ilaashatay kana soo kabsatay guuldarradii Isbuucii lasoo dhaafay kasoo gaartay ...

Read More »

Mexico – Muslimiinta ku nool bartamaha bulshada Maya

Mexico – Bulsho tira-yar oo Muslimiinta ayaa ku koraya bulshada Maya ee Mexico halkaas oo ragu ay xiranayaan koofiyado: dumarkuna xijaab taas oo ku dhex milan dhaqanka bulshada Maya. “Dadku waxay nagu eegi jireen fiiro gurracan markii aan islaamnay, waxay ...

Read More »

Arday Caleemaha Geedaha oo kaliya ka sameeyey Dhar lagu labisto.

Muqdisho – Afar arday oo dhigata Jaamacadda Hefei ee bariga Shiinaha ayaa dhawaan caddeeyey in caleemaha geedaha ay ku filan yihiin dhar ahaan in loo xiran karo. Sawirada afarta arday oo ku labisan caleemaha ayaa ku baahay baraha bulshada ee dalka ...

Read More »

Nin saxan cayayaan ku jiro wada cunay kuna guuleystay dahab badan.

Muqdisho – Nin ku nool dalka Shiinaha ayaa maareeyey cunista saxan cayayaan badan oo ka buuxo si uu ugu guuleysto dahab. Tartankan ayaana lagu qabtay magaalada Yunnan. Dad badan ayaa isku diiwaan-geliyay inay u tartamaan ku guuleysiga dahabka. Ka qeyb-galayaasha waxaa ...

Read More »

Haweeney da’da oo shaqada looga ceyriyay si yaab leh.

Muqdisho – Haweeney da’ ah oo ku nool Texas ayaa la fajacsan ficil uu ku sameeyey madaxa Walmart kadib markii laga eryay booskii ay ku lahayd shirkadda. 84-jirta lagu magacaabo Frankie Ruffino oo degan Burton waxay u shaqeynaysay shirkadda Walmart muddo ...

Read More »