Home / 2017 / October / 02

Daily Archives: October 2, 2017

Keylor Navas: ‘Haka walwalin Cristiano Ronaldo’

Keylor-Navas-Cristiano-Ronaldo-EFE_LNCIMA20141202_0043_1

Muqdisho – Goolhayaha kooxda Real Madrid Keylor Navas ayaa shaaca ka qaaday in Cristiano Ronaldo fiican yahay, in kasta oo xiddiga reer Portugal uu ku guul-dareystay inuu shabaqa soo taabto xilli ciyaareedkan horyaalka La Liga. Ronaldo ayaa dhaliyay afar gool ...

Read More »

Alvaro Morata uu xulkiisa Spain aan u safan doonin kulamada is-reebreebka koobka adduunka

Morata

Muqdisho – Alvaro Morata ayaan la heli doonin kulamada waajibadka qaran ee xulkiisu iskuugu diyaarinayo koobka aduunka ee 2018 ka dhici doona Russia kadib markii uu dhaawac soo gaaray kulankii ugu danbeeyey ee ay ciyaartay Blues. Morata ayaa laga saaray ciyaartii ay 1-0-ka ...

Read More »

Alexandre Lacazette oo doonaya Antoine Griezmann inuu Arsenal kala ciyaaro

Arsenal

Muqdisho – Weerar yahanka Arsenal Alexandre Lacazette ayaa doonaya in ciyaar yahanka  Atletico Madrid, Antoine Griezmann  uu usoo dhaqaaqo Gunners si uu uga garab ciyaaro isaga. Griezmann ayaa si xoogan loola xiriirinaayay u dhaqaaqista Manchester United intii lagu guda jiray suuqii kala iibsiga ...

Read More »

Muslimad xijaabkeeda ku badbaadisay Nin gubanaya!

Muslim-Woman-Uses-Abaya-to-Save-Burning-Man’s-Life

Muqdisho – Haweeney Muslimad ah oo xijaabkeeda ku damisay nin ku gubtay shil gaari. “Markii aan arkay qof gubanaya waxaan sameeyey wax walba wixii iigu mudnaa,” ayay u sheegtay awaher Saif Al Kumaiti, wargeyska Khaliij Times. “Waxaan ka codsaday saaxiibtay oo ...

Read More »

Nin feer ka jabiyay nin ka diiday inuu shinbiro quudiyo.

tTU7C0l

Muqdisho – Nin ayaa aad ugu dhaawacmay markii uu nin u sheegay inuusan gurigiisa hortiisa ku quudinin shinbiro, marka loo eego booliska dalka Japan. Booliska Nagoya ayaa sheegay inay xireen 61-jir lagu magacaabo Yoshio Muranaga kadib markii lagu eedeeyey inuu feer ...

Read More »

Caruus webi kasoo badbaadiyay wiil ku dhacay

tXqBXbw

Muqdisho – Caruus ayaa lagu amaanay geesinimo markii u wiil yar oo webi ku dhacay uu soo badbaadiyay. Lamaanayaasha Clayton “Clay” iyo Brittany Cook oo u dhashay Kanada waxay dhammeysteen is dhaafsiga faraantiga, waxayna isku diyaarinayeen inay sawirro xusuus wada-galaan. Sawir-qaadahooda Darren ...

Read More »