Home / 2017 / October / 03

Daily Archives: October 3, 2017

Morata oo qarka u saaran inuu garoomada seego lix isbuuc.

Chelsea-v-Manchester-City-Premier-League

Muqdisho – Weeraryahanka Chelsea, Alvaro Morata ayaa wajahaya muddo dheer madaama uu dhaawac kasoo gaaray kulankii Manchester City. Saxiixa rikoorka cusub ee Morata ayaa lagu qasbay inuu ka baxo Garoonka  35 daqiiqo kulankii ay Blues 1-0 qasaaraha ah kala kulantay ...

Read More »

Ancelotti oo qorsheynaya inuu fasax toban bilood ah ka qaato maamulidda Kubada Cagta.

anceloti

Muqdisho – Carlo Ancelotti ayaa xaqiijiyay inuusan mar kale maamuli doonin xilli ciyaareedkan  koox madaama  diirada u saaran yahay kooxo badan. Tababaraha Talyaaniga ayaa si fantastik ah looga ceyriyay Bayern Munich todobaadkii la soo dhaafay 10 kulan oo uu saftay ...

Read More »

United oo war aan u wanaagsanayn uga yimid Xerada Tababbarka Belgium.

images

Muqdisho – Weeraryahanka Manchester United, Romelu Lukaku ayaa dhaawac uu ka soo gaaray canqowga waxaana uu shaki ku jiraa inuu ciyaari karo kulanka isreebreebka Koobka Adduunka ee ay la leeyihiin Bosnia iyo Cyprus. Weeraryahanka joogtada ah wuxuu awoodi waayay inuu ...

Read More »

Muslimiinta Maraykanka oo dhiig ugu deeqaya dhibanayaashii Las Vegas.

American-Muslim-Donate-Blood-for-Las-Vegas

Washington  – Dallada Muslimiinta xuquuqda rayidka Maraykanka ugu weyn ayaa isugu yeeray bulshada Muslimiinta inay isugu yimaadaan caawinta iyo dhiig ku deeqista dhibanayaasha Las Vegas oo gaaraya 500 oo dhaawacyo ah. “Waxaan tiiraanyo iyo tacsiba la wadaagaynaa dhibanayaasha iyo bulshada ...

Read More »