Home / 2017 / October / 04

Daily Archives: October 4, 2017

Bayern Munich oo lagu wado inay wada-hadal la sameyso macalin Luis Enrique?

Muqdisho – Macalinkii hore ee kooxda Barcelona, Luis Enrique ayey wararku sheegayaan in laga yaabo in uu noqdo macalinka kooxda reer Jarmal ee macalin la’aanta ah Bayern Munich. Toddobaadkii lasoo dhaafay kooxda Jarmalka ayaa shaqada macalinimo ka raacdeysay tababbare Carlo Ancelotti kadib markii uu ...

Read More »

Inter Milan oo Manchester United kula loolamaysa saxiixa Mesut Ozil

  Muqdisho – Inter Milan ayay wlasoo warinayaa in ay tahay kooxda xiisaha ugu badan u qabta ciyaaryahanka qadka dhexe ee Arsenal, Mesut Ozil. Wax ka yar hal sano ayaa kaga harsan heshiiska uu ku joogo Emirates Stadium, warar soo baxayey horraanti ...

Read More »

Magaalo Allahu Akbar oo lala qeyliyo la isku tooganayo!

Venice – Qof kasta oo ku qeyliyay kalmadda Allahu Akbar waa la toogan doonaa, sidaas waxaa yiri maayarka magaalada Venice ee dalka Talyaaniga. Maayarka katirsan Xisbiga Garabka fog, Luigi Brugnaro, waxaa lagu soo warramay inuu warkan ka sheegay kal-fadhi ka dhacay  Rimini kadib ...

Read More »

Barnaamij loo sameeyay ragga doonaya inay xaasas badan guursadaan!

Muqdisho – Kadib garwaaqsiga in rag badan oo adeegsada shukaansiga online-ka ah ay isku dayayaan helidda xaasas dheeri ah, horumariyaha barnaamij software ah ayaa go’aansaday inuu u fududeeyo – isaga oo u abuuray page gaar ku ah nimanka godadlayaasha ah. ...

Read More »