Home / Xulka cayaaraha / La’aanta Lionel Messi Iyo Cristiano Ronaldo sidee loogu kala guuleysan lahaa Abaal-marinta Ballon d’Or.
Messi And Ronaldo

La’aanta Lionel Messi Iyo Cristiano Ronaldo sidee loogu kala guuleysan lahaa Abaal-marinta Ballon d’Or.

Muqdisho – Abaal-marinta Ballon d’Or ayaa ah abaal-marinta ugu qaalisan ee ay ku guulaystaan shaqsiyaadka ciyaara kubadda cagta, hadii aad hantiso abaal-marintan waxaad si sasmi ah u tahay xiddiga ugu fiican adduunka.

Ciyaartooyda hadda ku jira mihniyadda kubadda cagta ayaa nasiib daro ku dhacday markii ay ku waqti noqdeen wiilasha la loodin la’yahay ee Messi iyo Ronaldo.

Tan iyo sanadkii 2008 Abaal-marinta Ballon d’Or-ka waxaa hantinayey midkood xiddigaha Lionel Messi ama Cristiano Ronaldo.

La’aanta Messi iyo Ronaldo yaa u qalmay liiska halkan hoose ka aqriso.

2008,Fernando Torres (Liverpool)

2009,Xavi (Barcelona)

2010,Xavi (Barcelona)

2011,Xavi (Barcelona)

2012,Andres Iniesta (Barcelona)

2013,Franck Ribery (Bayern)

2014,Manuel Neuer (Bayern)

2015,Neymar (Barcelona)

2016,Antoine Griezmann (Atletico)

Abdi Aziz Adan Urur.

About radio himilo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*