Home / Xulka cayaaraha / Taageerayaasha Spain oo ku orriyey difaaca Barcelona ee Pique xilligii tababarka.

Taageerayaasha Spain oo ku orriyey difaaca Barcelona ee Pique xilligii tababarka.

Muqdisho – Difaaca kooxda Barcelona Gerard Pique ayaa la kulmay orrin kaga imaaneysay qaar kamid ah taageerayaasha xulka qaranka Spain xili uu ku sugnaa tabarka xulku uu is kuugu diyaarinayo  kulanka jimcaha ay la yeelan doona Albania kaas oo ah mid kamid ah labo kulan oo baaqi ka ah is reereebka dhanka Spian.

Taageerayaasha ayaa ku qeylinayey  “ka bax!” difaaca dhexe.

Laacibkan kula guuleysatay Spain tartamadii muhiimka  ahaa ee 2010 iyo 2012 ayaa taageeray Axaddii madax banaanida gobalka Catalan, taas oo doowladu ay ku sheegtay sharci daro.

Dad badan oo reer Catalans ah ayaa ka xanaaqay qaabkii ay u dhaqmeen police-ku  intii lagu guda jiray codeynta.

W/Q Abdi Aziz Adan Urur.

About radio himilo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*