Home / 2017 / October (page 2)

Monthly Archives: October 2017

Qiimeynta ciyaartoyda kulankii Tottenham iyo West Ham ee Carabao Cup.

Tottenham-Hotspur.West-Ham-United.Highlights.England-EFL-Cup-Bolashow

Muqdisho-Ka dib markii kooxda Spurs ay labo gool la hormartay qeybtii hore ee kulanka, kooxda ay ku xafiiltamaan London ayaa seddex gool ku dhalisay 15 daqiiqo gudohod qeybtii labaad si ay ugu soo baxaan wareega 8da. Moussa Sissoko iyo Dele ...

Read More »

Qiimeynta ciyaartoyda kulankii Chelsea iyo Everton ee Carabao Cup.

chelsea

Muqdisho – Kooxda caasimadda ingriiska ka dhisan ee Chelsea ayaa kasoo gudubtay kooxda Merseyside-ka ka timaada ee Everton ciyaar ka dacday Stamford Bridge. Wiilasha kala ah Antonio Ruediger iyo Willian ayaa Blues ka badbaadiyeyy musiibo ay kala kulanto kooxda cabursan ...

Read More »

Benitez oo leylin kara xulka Spain kadib shaqadiisa Newcastle United.

Rafa_Benitezcgistmediangdotblogspotdotcom1

Muqdisho – Tababaraha kooxda Newcastle United, Rafael Benitez ayaa sheegay inuu u furan yahay xilka tababaranimo ee xulka Qaranka Spain marka uu ka tago shaqadiisa hadda. Benitez ayaa loo magacaabay xilka tababaranimo ee Magpies-ka bishii March 2016, isaga ayaana Newcastle ...

Read More »

Chelsea oo adduun dhan £71m Atletico Madrid kaga doonaysa Saul

saul

Muqdisho – Kooxda Chelsea ayaa dooneysa in ay sameyso rikoor kale oo suuqa ah isla markaana ay lasoo wereegto xiddiga kooxda Atletico Madrid, Saul Niguez ayna kusoo xera galiso £71m oo lacagta Ingiriiska ah. Spanish-kan heerka caalami ayaa dhaliyay kaliya ...

Read More »

Sakho: “Wali waxaan rabaa inaan isaga tago West Ham.”

skysports-west-ham-united-diafra-sakho_4097550

Muqdisho – Diafra Sakho ayaa ku adkeysanaya inuu doonayo ka tegitaanka West Ham xittaa isku daygii fashilmay oo uu ugu dhaqaaqi lahaa Rennes. Laacibka xulka Qaranka Senegal oo kooxda West Ham kusoo biiray sanadkii 2014 ayaa sii jeedaalinay suuragalnimada ah sidii uu ...

Read More »

Nin dharbaaxo indhaha ugu shubay gabar ka diiday inuu habsiiyo!

mXYTKbo

Muqdisho – Nin habsiiya dadka si farxadaysan oo ku nool New York City, ayaa si xun u weeraray haweeney ka diiday inay habsiiso, marka loo eego waaxda booliska New York. 25-jirka Jermaine Himmelstein wuxuu u baxaa bannaanada Union Square, halkaas oo dadka socotada ...

Read More »

Laba nin oo loo xiray badbaadinta Badbaadiso Show loo sameynayay.

badbaadiso

Muqdisho – Laba nin oo xayawaannada jecel ayaa loo xiray kadib markii ay carqaladeeyeen barnaamijka Dolphin Show ah oo ka dhacayay Japan. Laba dalxiise oo sidoo kale ah geyfane u dooda noolaha waxaa la xiray maalintii Sabtida kadib markii ay ...

Read More »

Madaxweyne Macron oo ka carooday fal uu eygiisa ku kacay xilli uu shir ku jiray.

macron

Muqdisho – Madax-weynaha Faransiiska ayaa wejigiisu guduutay markii eygiisu uu ku kaadiyay kal-fadhi uu kula shirsanaa madax, marka loo eego muuqaal lasoo dhigay baraha bulshada. Falkan ayaa ka dhacay Elysee Palace kadib markii madaxweyne Emmanuel Macron uu la hadlayay saddex kamid ah ...

Read More »

Nin $1000 ku helay Shinni uu ku dul-fariistay muddo 30 ilbiriqsi ah.

Nin

Muqdisho – Nin reer New Zealand ah ayaa qaniinyada Shinnida ka dhergay kadib markii uu muddo 30 ilbiriqsi ku dul fariistay kolay Shini ku jirto, marka loo eego muuqaal fiidiyow ah oo laga soo qaaday internet-ka. Jamie Granger oo ku ...

Read More »

Markay Madaxdeennu Dhageysiga ka doorbidaan Qoraalka.

farma-museveni2

Muqdisho – Aalaaba way fududahay inaad wax bedesho. Balse way kasii fududahay marka aad hoggaamiye u tahay umad dhan. Ficillada qof kasta uu kusoo muuqdo, saameynta ay yeelanayaan waxaa go’aamiya heerka magac ama mansab oo qofku nolosha ka gaarsiisan yahay. ...

Read More »