Home / 2017 / October (page 3)

Monthly Archives: October 2017

Pep Guardiola: ‘Koox kasta ayaa garaaci karta Manchester City’

Pep Guardiola

Muqdisho – Tababaraha kooxda Manchester City, Pep Guardiola ayaa kula taliyay ciyaartoydiisa in ay foojignaadaan isla markaana koox waliba ay awoodo in ay ka adkaado City. Muwaadiniinta ayaa guuleystay 11 kooddii kulan ee ugu danbeeyey dhamaan tartamada, Sabtigii ayeyna 3-0 kaga ...

Read More »

Pedro: ‘Chelsea waxay dareemaysaa niyad-wanaag kadib guushii Watford’

pedro_reuters_m

Muqdisho – Weeraryahanka kooxda Chelsea, Pedro ayaa qiray in kooxdiisa hadda dareenkeedu yahay mid wanaagsan, kadib markii ay 4-2 la dhaceen Naadiga Watford kulan ka tirsanaa Premier League galabnimadii Sabtiga. Naadigan heysa horyaalka Ingiriiska ayaa ka cararayey dhibaatadii saddexaad ee ...

Read More »

Everton oo ceyrinaysa Ronald Koeman.

Ronald-Koeman-800076

Muqdisho – Everton ayaa ku dhawaaqday inay ceyrisay tababbare Ronald Koeman wax yar kadib kulankii Axadii ay guuldarada 5-2 kasoo gaartay Arsenal. Toffeeska ayaa sanadkan ku bilaabatay si aan wanaagsaneyn marka loo fiiriyo labada tartan ee waaweyn kuwaas oo kala ...

Read More »

Masjid ‘Hoy iyo Hunguri’ siinaya dadka dibjirta ah.

London-Mosque-Shelter-Homeless-in-Winter-

Muqdisho – Xilli hirarka Ophelia ay ku garaacmayaan British Isles, Masjidka London ayaa bilaabaya mashruuc uu ku caawinayo dadka hoy la’aanta ah ee gidaarrada ku gaajaysan – waxaana uu siinayaa cunno iyo jiif diirran. “Xaqiiqda ah in masjidku uu ugu danbayn go’aansaday ...

Read More »

Lambert: “Waxan jeclan lahaa in Pochettino uu leyliyo xulka England.”

lambert

Muqdisho – Weeraryahankii hore ee kooxda Southampton, Rickie Lambert ayaa sheegay inuu jeclaa in macalin kooxda Tottenham Mauricio Pochettino uu mustaqbalka leyliyo xulka qaranka England. Lambert oo shaqada kaga fariistay da’da 35 jirka horraantii bishan ayaa ka hoos ciyaaray macalin Mauricio Pochettino muddo ...

Read More »

Kane: “Waa hadal qiimo badan aragtida macalin Zidane.”

harry-kane_2

Muqdisho – Laacibka Harry Kane ayaa sheegay in faallada macalin Zidane uu ka bixiyay ay tahay mid dhamaystiran, xilli laacibkan uu isku diyaarinayo kulanka kooxdiisu la leedahay naadiga Liverpool. Isaga oo ka war-celinayay aragtida macalin Zidane uu ka sheegay, Kane wuxuu ...

Read More »

Riola: “Ibrahimovic wuxuu sii ciyaari karaa shanta sano ee soo aadan.”

zlatan-ibrahimovic-manchester-united_p9q4rvi3zdo010owi4bhdx4jr

Muqdisho – Manchester United weeraryahankeeda wuxuu ka adag yahay sidii hore, wuxuuna sii ciyaari karaa lixda sano ee soo fool leh, marka loo eego wakiilkiisa Mino Raiola. Xiddiga ayaa heshiis sanad ah la galay United-ka isaga oo 46 kulan dhaliyay 28 ...

Read More »

Warbixin – Sida loogu dalxiis tago Beerta Nabadda.

Beerta-3-1-630x420

Muqdisho – Markii ugu horreysay taniyo markii ay dhacday dowladdii dhexe ee Jaalle Siyaad Barre, dalka Soomaaliya siiba Muqdisho waxaa dib uga furmay xarumaha madadaalada sida dalxiiska oo muddaba kamid ah warshadaha aan laga shaqeysiinin. Beerta Nabadda waxay kamid tahay ...

Read More »

Jaamacad fursad u siinaysa ardayda cayilan inay buundo ugu bedesho dhimista culeyskooda.

weight-loss-for-grades

Muqdisho – Dadaal ay ku doonayaan inay ku yareeyaan cayilka halista ku leh caafimaadka, Jaamacad ku taalla gobalka Jiangsu, dalka China ayaa ardayda culus ugu deeqaysa fursad ay iskugu diiwaan-geliyaan barnaamij gaar ah oo cayil-dhimista ah – halkaas oo ay ku ...

Read More »

Shinbiro halistii ugu weyneyd ku haya bulshada ku nool gobal Maraykanka katirsan.

wild-turkeys-boston-750x422

Muqdisho – Kadib markii laga soo taxaabay dhulka New England qarnigii 1800, shinbiraha loogu yeero Diik-roomi ama ‘Turkey’ luqadda Ingiriiska, waxay guulguul ku hayaan dadka magaalada Boston iyo guud ahaan gobalka Massachusetts ee dalka Maraykanka. Shinbirahan oo mar kasoo if baxay keymaha ...

Read More »