Home / 2017 / October (page 4)

Monthly Archives: October 2017

Maxaa helay Kaskii Hooyo-nimo ee kartida lahaa?!

hanaaaaa

Muqdisho – Dunida maanta aanu guudkeeda dul maashoonayno waxa ay tahay mid wajiyo badan, waxa wiiqmay wax walba oo lagu farmuuqi jiray in ay yihiin wax tayaysan, toosan, tiigsimaad leh  oo lagu tashan karo. Balse tan maanta la arko ma ...

Read More »

Jesus oo sheegay in City ay leedahay sifada ciyaareed ee xulka Brazil.

skysports-gabriel-jesus-kevin-de-bruyne-manchester-city_4128969

Muqdisho – Gabriel Jesus ayaa sheegay inuu arkayo isku dhignaan ka dhaxaysa hannaan ciyaareedka fiican ee Manchester City ku hoos ciyaarayso maamulka macalin Guardiola iyo xulka Qaranka Brazil. Jesus oo 20-jir ah ayaa 6 gool u dhaliyay kooxda 7dii kulan oo ...

Read More »

Emre oo sharaf ku tilmaamay damaca Juventus ay ku doonayso.

can

Muqdisho – Emre Can ayaa sheegay inuu la dhacsan yahay xiisaha ay u heyso kooxda Juventus, wuxuuse  tilmaamay inuu kusii harayo Liverpool tiiyoo uu ku dhacay inuu heshiis cusub u kordhiyo. Heshiiska 23-jirkan uu ku joogo Anfield ayaa ku eg ...

Read More »

Saaka iyo Zoobe – Ka duwan Sidii hore!

zot1

Muqdisho – Meel dheer ayaan ka arkay socodka gaadiid kusii jeeda dhankaa iyo jidka Zoobe. Waxaan ogaaday in ugu danbeyn saakay dib loo furay. Qorshahaygu horraan wuxuu ahaa inaan docda kale kasoo galo xaruntayda shaqada. Qalbigayguna ima siinayn inaan kusoo ...

Read More »

Nin booliska ku amray inay 1,000 jeer share dhahaan sawirkiisa si uu isugu dhiibo.

Michael-Zaydel

Muqdisho – Nin reer  Michigan ah ayaa isku dayay inuu booliska ku cadaadiyo fulinta dalab uu doonayo si ay iyaguna ugu fududaato qabashadiisa isaga iyo kuwa lamidka ah haddii ay 1,000 jeer share dhahaan sawirkiisa. Baaqan aan caadiga ahayn wuxuu ku ...

Read More »

Lammaane la argagaxay soo-galooti kusoo dhex dhuuntay gaarigooda.

lamaane

Muqdisho – Nin ku nool dalka UK ayaa sheegay inuusan hadda kahor waligiis arkin afadiisa oo la yaab awgiis suniyaha la taagtaagaysa markii ay ogaadeen in nin soo-galooti ah uu kusoo dhex dhuuntay gaarigooda. Lammaanaha Wales ayaa dalxiis afar maalmood ...

Read More »

Hooyo faqri awgiis carruurteeda u dilaysa.

faqri

Muqdisho – Booliska ayaa bilaabay baaritaan kadib markii hooyo da’yar ay dishay labadeeda carruur waayo waxay ku daashay ku noolaanshaha nolosha saboolnimada, marka loo eego booliska Hindia. Booliska Mumbai ayaa sheegay inay haweeneyda ku oogeen fal-danbiyeed ah inay galabsatay geerida ...

Read More »

Aabe gabadhiisa ku dilay nadaafad-xumi iyo dhega-adeyg.

aabe

Muqdisho – Aabe lix carruur ah heysta ayaa loo xiray dilka mid kamid ah gabdhihiisa oo uu ku dhaliilay inay areebo ahayd. Aabahan ku nool gobalka Ohio dalka Maraykanka ayaa qirtay inuu dilay gabadhiisa waayo waxay diiday fulinta amaradiisa iyo ...

Read More »

Wales oo sheegtay in kulan saaxiibtinimo ay la yeelanayso France

gareth-bale_1

Muqdisho – FA-ga Welish-ka ayaa xaqiijiyey in xulka Wales uu kulan saaxiibtinimo la ciyaari doono xulka qaranka France bisha soo socota. Ciyaarta waxaa lagu qaban doonaa Stade de France Paris maalinta Jimcaha, 10-ka bisha November. Ciyaarta saaxiibtinimo ayaa noqon doonta ...

Read More »

Antonio Conte oo xaqiijiyay in Alvaro Morata uu garoonka kusoo laabtay

MorataConte-topaz1

Muqdisho – Tababaraha  naadiga Chelsea, Antonio Conte ayaa xaqiijiyay in weeryahanka kooxda Alvaro Morata uu kusoo laabtay safka naadiga waxaana laga yaabaa in uu u safto  Blues-ka kulanka Champions League ee Roma habeen danbe. Kadib markii uu si xoogan ku ...

Read More »