Home / 2017 / October (page 5)

Monthly Archives: October 2017

Real Madrid waxay doonaysaa Macalinka Tottenham.

Muqdisho – Real Madrid ayaan hadda aad u tix-gelinayn wada-hadalka ciyaartoyda Tottenham ee Harry Kane iyo Dele Alli, hayeeshe waxay diiradda saarteen macalinka kooxda Mauricio Pochettino. Kane ayaa si adag loola xiriirinayay Madrid kadib bandhigii wacnaa ee xagaagii hore uu sameeyey – ...

Read More »

17 October – Maalinta Caalamiga ee Cirib-tirka Faqriga.

Muqdisho – Maalinta Caalamiga ee Ciribtirka Faqriga waa munaasabad caalami ah oo sanad kasta 17 October loo dabaal-dego. QM ayaa si rasmi ah u aqoonsatay, hayeeshe abaabulkeeda wuxuu markii ugu horreysay ka hir-galay magaalada Paris ee dalka Faransiiska halkaas oo ...

Read More »

Qaraxii Zoobe – Wixii Dhacay Mafududeyn.

Muqdisho – Dhawaaq kasta oo wali kusoo dhaca dhegahaada ama muuqaal walba oo aad baraha bulshada ka eegto wali waxaa taagan tiiraanyada musiibadii foosha xumeyd ee ka dhacday is-goyska Zoobe Maalintii Sabtida. Taniyo markii ay aafadani dhacday, qof kasta oo ...

Read More »

Guardiola: “Mabda’eennu wali waa sidiisa.”

Muqdisho – Pep Guardiola ayaa qirsan inay ku adag tahay inuu qaadaa-dhigo sida xooggan oo uu kooxdiisa City kaga soo saaray bilowga kulamada horyaalka xagaagan bilihii lasoo dhaafay. Macalinkii hore ee Barcelona ayaa warar aan xiisa gelin ay kusoo dhacayeen dhagihiisa ...

Read More »

Klopp – “Liverpool uguma guuleysanayso horyaalka sida Mourinho inay u ciyaarto.”

Muqdisho – Jurgen Klopp ayaa difaacay kooxdiisa Liverpool kagadaal barbarihii ay la gashay dhigeeda Manchester United. Kooxda Cas ayaa dadaalkeeda ku mira-dhalin waysay inay soo taabato shabaqa kooxda United-ka oo ay la gashay 0-0 – taas oo 10 dhibcood kasii hoos ...

Read More »

Keown: “Ozil wuu isaga tagi doonaa Arsenal bisha January.”

Muqdisho – Mezut Ozil wuu isaga tagi doonaa Arsenal bisha January ee sanadka soo aadan, sida uu yiri Martin Keow. Xiddiga xulka Jarmalka ayaa ku jira sanadkiisa ugu danbeeya heshiiska uu kula joogo Arsenal. Hubaal la’aan ayaa ku jirta mustaqbalka laacibkan, ...

Read More »

Levy: “Pochettino wuxuu noqonayaa Sir Alex-ka cusub ee Tottenham.”

Muqdisho – Mauricio Pochettino waxaa lala tirsiinayaa inuu noqonayo Sir Alex Feguson-ka kooxda Tottenham Hotspur, guddoomiyaha naadiga Daniel Levy ayaa sidaas yiri. Macalin reer Argentine wuxuu sanadkiisa afaraad ku sugan yahay waqooyiga England – isaga oo soo leyliyay kooxda Southampton. Labadii sano ee lasoo ...

Read More »

Neville: “United waa inay bedeshaa qaab-ciyaareedka kulamada waaweyn.”

Muqdisho – Manchester United waa inay bedeshaa qaab-ciyaareedka ay kula dheesho kooxaha waaweyn haddii ay doonayso inay ku guuleysato horyaalka PL, Gary Neville. Kooxda lagu naanayso Shayaadiinta Cas ayaa xilli ciyaareed fiican kula kowsatay horyaalka PL iyo midka horyaallada Yurub. Waxay ...

Read More »

Sidee Qofku aqoontiisa si samafal ah ugu celin karaa Bulshadiisa?

Muqdisho – Dunida marna mayeelan maalin la wada ladan yahay: mana yeelan maalin la wada dhibtoon yahay. Hayeeshe maalinna way kasii naruuro fiican tahay maalin kale. marka aynu leenahay saaxiibo rumaad, dharaar walba waxay leedahay milgo. Waxaa jira maalmo dhaama ...

Read More »

Baadari Kenyan oo Muslimay kadibna Kaniisaddiisa ka dhigaya Masjid.

Nairobi – Baadari Kenyan ah ayaa muslimay kana dhigay Kaniisaddiisa Masjid – isaga oo sheegay inuu qaadan waayay sida haweenku ugu soo labistaan Kaniisadda. “Kaniisadayda waa la dhihi jiray Nyalgosi God’s Call Church of East Africa, hayeeshe hadda waxaa lagu ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan