Home / 2017 / October (page 6)

Monthly Archives: October 2017

Kalluun halis geliyay nolosha kalluumayste.

Muqdisho – Kalluumayste ayaanay tiisu gelin kadib markii malaay uu dhuunta u galay kaas oo hunguriga cad xiray, marka loo eego booliska UK. 28-jirka ku nool Bournemouth kaas oo aan la heyb-sheegin, wuxuu la kalluumaysanayay saaxiibadiisa maalintii Khamiista. Kalluumaystaha ayaa ...

Read More »

Caddaan shan sano Madow addoonsanayay oo lagu xukumay xabsi 20 sano.

Muqdisho – Nin caddaan ah kaas oo maareeye ka ah baar ayaa lagu eedeeyey inuu midiidin ku heystay nin madow sanado badan, marka loo eego booliska South Carolina. Waaxda Garsoorka ee Maxkamadda ayaa Bobby Paul, oo 52 jir ah ku oogtay ...

Read More »

Laacibiinta isaga haray tartanka Koobka Adduunka.

Muqdisho – Koobka Adduunka waa dhacdo caalami ah oo isku keenta ciyaartoyda caalamka taas oo afartii sanaba mar la qabto. Loolanka loo galayo xaqiijinta kamid noqosho ee dhacdadan caalamiga ah awgeed, ciyaartoy badan ayaan helin fursadda ay kaga qeyb noqdaan. ...

Read More »

Robben oo isaga fariistay ciyaaraha caalamiga ah.

Muqdisho – Arjun Robben ayaa ku dhawaaqay inuu isaga fariistay ciyaaraha caalamiga ah kadib markii xulkiisa isaga haray tartanka loogu jiro 2018 World Cup. Weeraryahanka kooxda Bayern Munich ayaa kooxdiisa xulka Holland ku hoggaamiyay guul ay ka gaareen xulka Sweden hayeeshe taasi ...

Read More »

10 faa’iido oo laga helo cunista Tufaaxa.

Muqdisho  – Tufaaxu wuxuu kamid yahay qudaarta shacbiyadda leh – waana mid wax fiican. Waa qudaar ay ku cabaysan tahay faa’iidooyinka ay garbinayaan cilmi-baaris lagu ogaaday. Halkan waxaan idin kugu soo gudbinaynaa 10 faa’iido oo Tufaaxu leeyahay. Tufaaxa waxaa ku ...

Read More »

Shinbiro loo tabbarayo inay haash sigaarka ka ururiyaan jidadka.

Muqdisho – Ka fal-celinta tirada badan ee sigaarrada lacabo ee Amsterdam, laba farsamayaqaan ayaa la yimid qorshe Tukaha loogu tababbarayo ururinta haashashka lagu tuuro jidadka. Warshad yaqaan, Ruben van der Vleuten iyo Bob Spikman asal ahaan waxay tix-galinayeen inay adeegsadaan ...

Read More »

Haween ku xayirmay garoon markii wejigooda laga aqoonsan waayay sawirrada dal-ku-galka.

Muqdisho – Sawirrada saddexda gabdhood oo Shiinees ah ayaa la sheegayaa inay ku xayirmeen gegida duyuuradaha Koofur Kuuriya, waayo baasaboorradooda ayaan si sax ah uga ekeyn wejiyadooda kadib markii qaliin-qurxin ay isku sameeyeen. Kuuriya waxay caan ku tahay qalliimada quruxda ...

Read More »

UK – Danbiyada naceybka ee Muslimiinta ka dhanka ah oo kordhay.

London – Danbiyada naceybka ee ka dhanka ah Muslimiintu wuxu sare u kacay sanadkan, sida lagu sheegay baaritaanka Press Association. “Weerarada ka dhanka ah tira-yarta diimaha UK waxay noqonayaan joogto,” Diane Abbott  ayaa u sheegtay Birmingham Mail. “Humuujka ka dhan ka ...

Read More »

10 October – Maalinta Caalamiga ee Caafimaadka Dhimirka

Muqdisho – Inta lagu jiro nolosha ka danbeysa qaangaarka, qeyb ballaaran oo waqtigeenna kamid ah waxaan ku bixinaa shaqada. Waaya’aragnimadeenna shaqada waa mid kamid ah siyaalaha go’aamiya badqabkeenna. Shaqaalaha iyo maareeyaasha waxay ku noqoneysaa lama huraan hubsashada badqabka sixo iyo ...

Read More »

30-ka Laacib ee u sharraxan abaal-marinta Ballon d’Or.

Muqdisho – N’Golo Kante, Neymar iyo Luka Modric ayaa ka mid ah shanta xiddig ee loo hor magacaabay 30-ka ciyaaryahan ee u tartami doona abaal marinta Ballon d’Or. France Football ayaa soo saartay 30-ka ciyaaryahan ee u sharraxan abaal marinta ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan