Home / 2017 / October (page 7)

Monthly Archives: October 2017

Wararka ugu waaweyn suuqa kala iibsiga maanta oo Isniin ah.

Muqdisho – Manchester City ayaa diyaar u ah inay 400 milyan oo ginni kula soo wareegto Lionel Messi bisha Janaayo haddii uusan qandaraas cusub u saxiixin Barcelona. Ciyaaryahanka reer Argentine qandaraaska uu ku joogo Camp Nou wuxuu ku eg yahay ...

Read More »

Gareth Southgate ayaa diidan in uu u magacaabo  kabtannimada Harry Kane.

Muqdisho – Harry Kane ayaa noqday ciyaaryahankii ugu horreeyay ee gool-dhaliya mid kasta oo kamid ah afarta kulan ee ugu horreeya isaga oo ah kabtan England, hayeeshe wali macalinka hoggaamiya xulka qaranka saddexda libaax Gareth Southgate ayaan diyaar u aheyn ...

Read More »

Maxaa ka taqaan Xuduudaha ugu Qatarta badan Caalamka?!

Muqdisho – In aad ogaato waxaa kaa xiga in aad aqriso —  sideedda xudduud ee caalamka ugu qatarta badan iyo sababta. al-Jeeriya iyo Marooko – xuduudda u dhaxeysa waddanka al-Jeeriya iyo Marooko ayaa ah xaduudda ugu qatarta badan caalamka. Sanadkii ...

Read More »

Axmed Johari – Geyfane u heelan Liibaanta Qoysaskeenna.

Muqdisho – Su’aalaha doorka ah ee ilaa iyo maanta doodaha u furan waxaa ku jira haddii dareenku yahay bilowga guurka ama guurku uu yahay bilowga dareenka, hayeeshe Axmed Johari oo isaga iyo afadiisa hoggaamiya dhaq-dhaqaaq da’yarta loogu diyaarinayo sida nolosha ...

Read More »

Warbixin – Sida ay tahay shaqada Shirkadda Nadaafadda ECO.

Muqdisho – Kahor inta aysan magaalada imaan shirkadaha nadaafadda, Axmed Sh Cusman Maxamed iyo Abdi Maxamed Goobaale waxay nolol maalmeedkoodu ku maarayn jireen xoogsiga iyo dhagax-jabiska. Hadda waxay katirsan yihiin shaqaalaha shirkadda nadaafadda iyo bilicda ee ECO. ECO waa mid ...

Read More »

Danny Ings: ‘Waxaan rabaa inaan Liverpool ku sugnaado’

Muqdisho – Weeraryahanka kooxda Liverpool, Danny Ings ayaa sheegay in uusan qorsheynin in uu ka tago kooxda ku ciyaarta Anfield isla markaana uu sii joogayo kooxdiisa. Horraantii todobaadkan, Ings ayaa lala xariiriyey in bisha January  uu u dhaqaaqi karo Leeds United kadib marii uu 12 ...

Read More »

PSG oo macalin Leonardo Jardim doonaysa.

Muqdisho – Tababaraha kooxda Monaco,  Leonardo Jardim ayay wararku sheegayaan in uu diiradda u saaran yahay kooxda ay naadigiisu la xafiiltanto ee Paris Saint-Germain. Tababaraha xiligan ee kooxda,  Unai Emery ayaa ku guuldarreystay in uu si buuxda u dhiso koox ku xoogan ...

Read More »

Hambalyo Ardayda Gaalkacyo – Waan idin la qaadnay Farriintiinna Nabadda.

Muqdisho – Inta bulshada Soomaalidu tiqiin sida loo dagaallamo, waxaa kale oo ay tiqiin sida ba’an oo aan looga mahdin balada uu reebo. Sidaas awgeed, mayara inta maahmaah, murti ama sheeko oo laga yiri waxa ku baxay dirir la isku ...

Read More »

05 October – Maalinta Macalinka Adduunka.

Muqdisho – Maalinta Caalamiga ee Macalinkan waxaa loo dabaal-degaa 5 bisha October sanad kasta taniyo sanadkii 1994-kii si loo  weyneeyo doorka ay horumarinta bulshooyinka kaga jiraan. Xuska sanadkan waxaa hal-ku-dheg ahaan loo qaatay: Tacliin xurnimo leh iyo xoojinta awoodda macalinka, ...

Read More »

Taageerayaasha Spain oo ku orriyey difaaca Barcelona ee Pique xilligii tababarka.

Muqdisho – Difaaca kooxda Barcelona Gerard Pique ayaa la kulmay orrin kaga imaaneysay qaar kamid ah taageerayaasha xulka qaranka Spain xili uu ku sugnaa tabarka xulku uu is kuugu diyaarinayo  kulanka jimcaha ay la yeelan doona Albania kaas oo ah ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan