Home / 2017 / November

Monthly Archives: November 2017

Mark Hughes: ‘Xherdan Shaqiri wuu ku faraxsanyahay Stoke kamana tagi doono bisha January.

Muqdisho – Tababaraha Stoke City Mark Hughes ayaa sheegay inuu ku kalsoon yahay in Xherdan Shaqiri uusan dooneynin inuu ka tago kooxda, isagoo sheegay in dalab kasta oo January ah la diidi doono. Ciyaaryahanka heerka caalami ee dalka Switzerland ayaa ...

Read More »

Qiimeynta Ciyaartoyda kooxaha Chelsea iyo Swansea.

Muqdisho – Chelsea ayaa ku guuleysatay garoonkeeda kulan ay 1-0 kaga badisay Swansea Premier League, iyadoo kooxda ka dhisan  Stamford Bridge 14 kulan oo ay ciyaaraty sanadkan horyaalka ka heshay 29 dhibcood. Qiimeynta Ciyaartoyda: Chelsea: Courtois (6), Cahill (7), Rudiger ...

Read More »

Qiimeynta Ciyaartoyda kooxaha Stoke City iyo Liverpool.

Muqdisho – Mohamed Salah oo bedel ku soo galay ayaa dhaliyay labo gool iyadoo Liverpool ay 3-0 ku garaacday Stoke City ciyar ka dhacday garoonka Bet365 Stadium. Salah ayaana helay qiimeynta ugu sareysa ciyaarta isagoo loo qiimeyey {8}. Qiimeynta Ciyaartoyda: ...

Read More »

Qiimeynta Ciyaartoyda kooxaha Manchester City iyo Southamoton.

Muqdisho – Kooxda City ayaa sanadkan markii saddexaad fakanaysaa daqiiqadaha dhimashada horyaalka, waxaa xusid mudan in saddexdaas kulanba uu City dhibcaha siiyey Raheem. Hadaba Sterling ayaa qiimeyntan meel fiican kasoo galay wuxuuna kamid yahay laacibiinta la siiyey qiimeynta ugu fiican ...

Read More »

Adnan Menderes – Halyeygii Baraaruga Islaamiga ee Turkiga cusub!

Muqdisho – Waa RW hore ee dalka Turkiga, Adnan Menderes. Intii u dhaxaysay 1950-kii iyo 1960-kii ayuu ahaa RW kaas oo saddex jeer oo xiriir ah ku guuleystay doorashada. Wuxuu aad ugu nuglaa ilaalinta dhaqanka iyo akhlaaqda Islaamiga in lagu ...

Read More »

Antoine Griezmann oo doonaya in uu ku biiro Barcelona.

Muqdisho – Antoine Griezmann ayaa ku booriyay Barcelona inay bixiso lacagta lagu burburin karo heshiiskiisa oo ah 100 milyan oo Euro, sida laga soo xigtay Don Balon. Weeraryahanka reer France ayaa doonaya inuu ka tago Atletico Madrid, waxaana uu indhaha ...

Read More »

Manchester City oo heshiiska u kordhineysa Leroy Sane.

Muqdisho – Manchester City ayaa lagu soo warramayaa inay go’aansatay inay qandaraaska u kordhiso ciyaaryahanka garabka uga ciyaara Leroy Sane. 21 jirkan ayaa 18 bilood kaliya qandaraakiisa kaga harsan tahay shan sano oo u saxiixay kooxda ka dhisan Etihad Stadium, ...

Read More »

Dameero Xabsiga loo dhigay cunista caleemo qaali ah.

Muqdisho – Milkiilaha dameero ku nool Hindiya ayaa la yaab sunniyaha la taagay markii loo sheegay in boolisku ay xabsiga u taxaabeen dameeradiisa kadib markii ay cuneen caleemo. Kamlesh oo ku nool Utter Pradesh ayaa sheegay inuu u baxay raadinta ...

Read More »

Gabar is dishay markii saaxiibkeed uu baahiyay sawiradeeda.

Muqdisho – Gabar ayaa gebi ahaanba dunida isaga quusatay markii saaxiibkeed uu sawirradeeda oo qaawan uu soo dhigay baraha bulshada, marka loo eego booliska Brazil. Booliska Nova Andradina ayaa sheegay inay sameeyeen baaritaan kadib markii 15-jir lagu magacaabo Karina Saifer Oliveira ...

Read More »

Spurs-ka oo bartilmaameedsanaysa Sessegnon si ay ugu bedesho Rose.

Muqdisho – Tottenham ayaa isku dayi doonta inay lasoo wareegto laacibka difaaca bidix ee uga ciyaara kooxdahave Fulham, Ryan Sessegnon si uu bedel ugu noqdo laacibka la rajeynayo inuu ka tago kooxda ee Danny Rose, sida ay warinayso mareegta Sky ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan