Home / 2017 / November (page 4)

Monthly Archives: November 2017

Daniel Sturridge oo doonaya inuu ka baxo albaabka  Anfield bisha Janaayo.

Muqdisho – Weeraryahanka kooxda Liverpool, Daniel Sturridge ayaa doonaya inuu ka tago kooxda Liverpool bisha January, sida ay qortay Daily Mirror. 28 jirkan ayaa ku soo bilowday kaliya afar kulan isaga oo ka hoos ciyaaraya Jurgen Klopp xilli ciyaareedkan, waxaana ...

Read More »

CRonaldo oo Real Madrid ku qaadanaya mid kamid sanadihiisii ugu xumaa.

Muqdisho – Cristiano Ronaldo ayaa heysta mid ka mid ah xilli ciyaareedkiisii ​​ugu xumaa ee La Liga tan iyo markii uu kusoo biiray Real Madrid. 32 jirkan ayaa qaab ciyaareed aan fiican kula bilowday Los Blancos sanadkan iyada oo kooxda ...

Read More »

Sheekada Mohamed Bzeek – Xanaaneeyaha Carruurta laga quustay noloshooda!

California – Mohamed Bzeek, oo ah 62-jir Muslim ah oo ku nool California ayaa 20-kii sano ee lasoo dhaafay wuxuu waqtigiisa ku bixiyay xanaanada carruurta maskaxda ka xanuunsan kuwaas oo laga dayacay daryeelkii ay ku lahaayeen habka xanaaneynta – isaga ...

Read More »

Maqaayad qarash cuntadeeda lagu bixiyo qashinka bedelkii lacagta!

Muqdisho – Maqaayad aan caadi ahayn oo ku taalla Semarang, dalka Induniisiya waxay ku jirtaa howl-gal ay dadka xaafadda oo faqrigu la fadhiistay ku caawinayso – kuwaas oo badigood lacag dhan 25$ bishiiba ku shaqeeya – iyada oo siinaysa hab ...

Read More »

Willian oo lala xiriirinayo Manchester United.

Muqdisho – Ciyaaryahanka qadka dhexe ee kooxdfa Chelsea, Willian ayey wararku sheegayaan in uu xiise ka helayo naadiga Manchester United macalinkeeda, Jose Mourinho kaas oo la aaminsan yahay in uu ciyaaryahankan la doonayo garoonka Old Trafford. United ayaa lala xariiriyey ...

Read More »

Henry oo ku jira liiska macalimiinta leylin kara Wales.

Muqdisho – Weeraryahkii hore ee kooxda Arsenal, Thierry Henry ayaa ku jira liiska Wales ee ay ku raadinayaan macalinkooda cusub, sida ay warineyso Sunday People. Xulka gaaray semi-finalihii Euro 2016 ayaa raadin ugu jira macalin cusub markii dhawan la raacdeeyey ...

Read More »

Man City oo loolanka loogu jiro GORETZKA kusoo biirtay.

Muqdisho – Manchester City ayaa ah kooxdii ugu danbeysay ee xiisa u muujisa saxiixa laacibka kooxda Schalke qadka dhexe uga ciyaara, Leon Goretzka sida ay warineyso, Sunday Mirror. Ciyaaryahanka heerka caalami ee dalka Jarmalka ayaa loo arkaa inuu yahay mid ka ...

Read More »

Sababta aan Saaxiibo ugu baahannahay!

Muqdisho – Mid kamid ah tiirarka ugu muhiimsan balse si liidata looga fahmay xerada cilmiga kasmo-nafeedka waa doorka saaxiibadu ku leeyihiin nolosheenna. Wax iska caadi ayay u muuqataa inaan si qoto dheer loo qaadaa-dhigin ahmiyadda saaxiibadu noogu fadhiyaan. Dhinac kasta ...

Read More »

19 November – Maalinta Caalamiga ee Suuliga ama Musqusha.

Muqdisho – Taniyo sanadkii 2013-ka, QM ayaa 19-ka November sanad kasta u aqoonsatay Maalinta Caalamiga ee Suuliga ama Musqusha si loo asteeyo baraaruga caalamiga ah ee la xiriira muhiimadda helitaan ee musqulo iyo doorkooda la xiriira nadaafadda iyo caafimaadka adduun-weynaha. ...

Read More »

Guusha Arsenal ka gaartay Tottenham maxay uga dhigan tahay?!

Muqdisho – Waxaa jiray warar la isla dhex marayey oo ku saabsanaa awoodaha labada koox, laakiin Shkodran Mustafi iyo Alexis Sanchez ayaa shabaqa soo taabtay iyadoo Arsenal ay 2-0 ku garaacday Tottenham. Ozil ooa ahaa mid si wanaagsan u ciyaarayay ...

Read More »