Home / 2017 / November (page 5)

Monthly Archives: November 2017

Wasaqeynta Deegaanka – Halis Mugdi gelinaysa Mustaqbalka Beritto!

Muqdisho – Wasaqowgu waa mid kamid ah dilayaasha dunida ugu waaweyn kaas oo saameynaya in ka badan 100 milyan oo qof. Taasi waxay tiro ahaan la siman yahay cudurrada waaweyn sida Duumada iyo feyruska dilaaga HIV. Si kale marka loo ...

Read More »

Arday Muslim ah oo diintiisa ku sharraxaya qaab wada-hadalka ku dhisan!

Muqdisho – Sanadkii hore wuxuu ahaa mid mashquul u leh ardayda Pennsylvania ka dhigta sharciga Akbar Hossain, kaas oo dad badan kula kulmayay goobaha lagu shaaho si uu ugala hadlo Islaamka. “Waxaa jira meel banaan oo wararkii loo baahnaa aan lagu daabicin, ...

Read More »

Dhaqaatiir Muslimiin ah oo daryeel caafimaad oo bilaash ah u fidinaya Danyarta Maraykanka.

Muqdisho – Siinta tusaalaha habboon ee farriinta Islaamka iyo daryeelka dadka xanuunsan, dhaqaatiir Muslimiin ah ayaa xarunta al-Shifa ee magaalada San Bernardino waxay ku daweyn jireen dadka danyarta ah 17-kii sano ee lasoo dhaafay. “Waxaan nahay Muslimiin, waxaana aynu dooneynaa inaan ...

Read More »

Muslimad xirashada xijaab awgiis loogu diiday shaqo ay kusoo baxday tijaabadeeda.

Muqdisho – Muslimad ku nool magaalada Patna, dalka India, waxaa xijaabka ay xiran tahay awgeed loogu diiday shaqo ay doonaysay xarunta lagu daryeelo aqoonta Delhi. “Waxaan ka xumahay inaan ku ogeysiiyo in meel dheer ka aragaaga uu ka turjumayo diintaada aad ...

Read More »

Tottenham Hotspur oo Barcelona ku war galisay in uusan iib aheyn Christian Eriksen.

Muqdisho -Tottenham Hotspur ayaa lagu soo warramayaa inay u sheegtay Barcelona in Christian Eriksen uusan iib aheyn qiimo kasta oo la keeno. Kooxda reer Spain ayaa lala xiriirinayay inay u dhaqaaqi doonto xiddiga reer Denmark, si uu  bedel ugu noqdo ...

Read More »

Adam Lallana oo kusoo laaban kara safka Liverpool kulanka  Southampton.

Muqdisho – Adam Lallana ayaa lagu soo warramayaa inuu Liverpool dib ugu soo laaban doono kulanka sabtida ee Premier League ee ay la leeyihiin Southampton. Ciyaaryahanka heerka caalami ee dalka England ayaan weli u ciyaarin  Reds xilli ciyaareedkan ka dib ...

Read More »

32-da Waddan ee ka qeyb galaya koobka aduunka ee Russia ka dici doona iyo dhariyada ay kala galeen.

Muqdisho – Xulka qaranka Peru ayaa dhameys tiray 32-dan xul markii ay kasoo gudbeen Swaziland, dhamaantood ayaa loo smeyn doonaa is ku aad ka dhici doona Moscow, 1-da bisha December. Halkan kaga bogo liiska xulalka oo dhameystiran iyo dhariyada ay ...

Read More »

Jan Vertonghen: ‘Diyaar baan u ahay kulanka darbiga ee Waqooyiga London’

Muqdisho – Daafaca kooxda Tottenham Hotspur, Jan Vertonghen ayaa shaaca ka qaaday inuu diyaar u yahay inuu qeyb weyn ka ciyaaro kulanka Sabtida ee North London derby oo ay la ciyaarayaan Arsenal. 30 jirkan ayaa ku dhibtooday dhaawac canqawga ah ...

Read More »

Lukaku oo saaxiibadiisa uga mahad-celiyay goolkii taariikhiga ee xulkiisa Biljamka.

Muqdisho – Weeraryahanka Manchester United, Romelu Lukaku ayaa ugu mahad-celiyey dhamaan saaxiibadiisa xulka Belgium oo ka caawiyey in uu jabiyo rikoorka  ciyaaryahanka ugu goolasha badan xulkiisa – 31 gool ayuuna ku noqday kan ugu goolasha badan. 24- jirkan ayaa dhaliyey ...

Read More »

Shaqo la’aanta – Musiibada ku dahsoon Bulshadeenna!

Muqdisho – Ma ahan oo kaliya gaajada, macluusha, musuqmaasuq iyo aqoon-darrida mowduucyada kaliya ee Afrika si gaar ah looga weriyo. Xittaa marka ay soo baxaan jiil wax-bartay, fursadda ay dib ugu celin karaan aqoontooda bulshada ay ka dhasheen ayaa kamid ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan